Caynaba Media Group

Fursad Qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed + Amaano Quran Online oo dinwaangalinaysa arday cusub

0
Saturday December 01, 2018 - 15:14:47 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fursad Qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed + Amaano Quran Online oo dinwaangalinaysa arday cusub

    Fursad Qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed + Amaano Quran Online oo dinwaangalinaysa arday cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fursad Qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed + Amaano Quran Online oo dinwaangalinaysa arday cusub Fursad Qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed + Amaano Quran Online oo dinwaangalinaysa arday cusub
Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku nool yihiin
adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca tarbiyadda caruurta.


 

Waxyaabaha lagu baranayo dugsiga waxa kamid ah : -
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)

10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Adeegyada cusub ee dugsigu kuusoo kordhiyay :

 Waa markii ugu horraysay ee gabdho /hablo macalimiin ahi ay ka hawlgalaan dugsiga
 Macalimiin wax ku dhigaysa luuqadda Af-ingiriisiga oo loogu talo galay ardayda ku hadashada English ka

 Manhaj tayo leh iyo waxbarasho dhammaystiran

 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan

Wakhtiga waxbarashadu waxa uu ku xiranyahay ardaydu xilliga ay baran karaan .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252634484123
Viber: +252634484123
Imo: +252634484123
Skype: Amaano Quran Online
Gmail: madaressa@gmail.com
Free call: +13205667059


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip