Caynaba Media Group

Muuse Biixi Waa Madaxweynaha Somaliland

0
Thursday November 29, 2018 - 13:47:31 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Waa Madaxweynaha Somaliland

    Muuse Biixi Waa Madaxweynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Waa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Waa Madaxweynaha Somaliland

Faysal Iyo cabdiraxmaana Ma Guul dareysan Ee Halkii Ay rabeen Ayaanay wali Gaadhi
Dhismaha Qarankana Wada Jir Ayaa Loo wada Ilaashaa
Qalinkii maslax Salebaan Sidde

soodhweynta iyo marti soorku waa dhaqanka gobta waxa aan muran ku jirin biyo kama dhimcaana Ah in dalka ay ka dhacday doorsho xalaala oo ay ku tartamayeen sadex muwaadin oo reer somaliland ahi muuse biixi cabdi madaxweyanah hadda ,cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi gudoomiyaha xisbiga wadani ,faysal Cali Xuseen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa Alle Ku Guuleeyey Oo U Gartay Inuu Dalka Madaxweyne Ka Noqdo Muuse Biixi cabdi Qadar Rabi Iyo Ogaalasho Alle Ayay Ku Timi Hadaba Iyadoo Ay Saa tahay Shacbaku waa Ku khasbanyihiin Inay Madaxweynaha la Shaqeeyaan Oo Muddo Xileedkiisa Kula Shaqeeyaan Soona Dhaweeyaan Isagana Cadaalad Ay ka Helaan Madaama Uu Kutub Ugu Dhaartay Oo Gacanta Saaray


 

Dr Cabdiraxmaan Ciro Iyo Eng faysal cali waraabo Oo Ka Mid Ah Mudanka Qarnaka May Guul dareysan Ee halkii Ay rabeen Ayay gaadhi waayeen Iyaguna Insha Allaah Firsado Waa Iman Dalkana Waa Hogaamin Donaan
Dadka Xasarada Ka Shaqeynaya Qarankanu Waa Tisqaaday waana qori isku dhiib hadba masuulka joogana waa lagu gacan qaban oo lagu ixtiraami kala xisbiyo weeye bulshada kala aragtiyo weeye lkn dhismaha qaranka waa mid dhinaca la hayo oo ninkastaa wixii kaga aadan diyaar u yahay bulsho ahaana waxay diyaar u yihiin geedigii iyo hayankii 27 sano ka hor la Hindisayna Waa Soconayaa

 

Somaliland Guul ha Waarto



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip