Caynaba Media Group

ISUDUWAHA CAAFIMAADKA GOBOLKA SANAAG OO GEBI AHAANBA JOOJIYEY SHAQADII CISBITAALKA GUUD EE CEERIGAABO

0
Sunday November 25, 2018 - 20:15:50 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISUDUWAHA CAAFIMAADKA GOBOLKA SANAAG OO GEBI AHAANBA JOOJIYEY SHAQADII CISBITAALKA GUUD EE CEERIGAABO

    ISUDUWAHA CAAFIMAADKA GOBOLKA SANAAG OO GEBI AHAANBA JOOJIYEY SHAQADII CISBITAALKA GUUD EE CEERIGAABO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISUDUWAHA CAAFIMAADKA GOBOLKA SANAAG OO GEBI AHAANBA JOOJIYEY SHAQADII CISBITAALKA GUUD EE CEERIGAABO

Isuduwaha Caafimaadka Gobolka SANAAG Oo Gebi Ahaanba Joojiyey Shaqadii Cisbitaalka Guud Ee CEERIGAABO

 

Isuduwahan Caafimaadka Oo Ah Nin Dhalinyaro Ah Sida Dadku Sheegeen Lagu Tuhmayey Inuu Yahay Aqoon-Yahan Ay Dadku U Hanweynaayeen Inuu Wax Badan Ka Tari Doono Baahiyaha Caafimaad Ee Guud Ahaa Gobolka SANAAG Ayaa Noqday Mid Ka Duwan Sidii Loo Filayey Islamarkaana Musuq-Maasuq Daran Kula Kacay Hawlihii Caafimaad Ee Gobolka

 

Isuduwahani Wuxuu Musuq-Maasuq Siyaasadaysan Ku Joojiyey Shaqadii Guud Ee Cisbitaalka Weyn Ee Ceerigaabo

 

Musuq-Maasuqa Uu Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Sanaag Uu Sameeyeyna Waxay Kala Yihiin Afar Arimoo Oo Markhaati Ma Doon Ah Waxayna Kala Yihiin Sidatan

 

1.Isuduwahan Wuxuu Musuq-Maasuqay Oo Uu Lunsaday KABKII Lacageed Ee Uu Lahaa Cisbitaalka Weyn Ee CEERIGAABO Sida Ay Xaqiijiyeen Shaqaalaha Cisbitaalku

2. Beeshinkii Cisbitaalka Yaalay Ee Cisbitaalku U Adeegayey Oo Uu Ula Guuray Cisbitaal Kale Oo Private Ah Magaciisana La Yidhaahdo SHIFO Lacagna Uu Kaga Gurto Islamarkaana Sidaas Ay Ku Istaagtay Shaqadii Cisbitaalka Weynaa

3. Lunsiga Iyo iibsiga Dawooyinkii Dhakhtarku Lahaa Oo Sida Shaqaaluhu Cadaynayaan

4. Isuduwaha Oo Shaqo Cidhiidhin Ku Haya Shaqaalaha Dhakhaatiirta Ah Ee Ka Diiwaan Gashan Cisbitaalka Islamarkaana Isagoo Isuduwe Ah Uu Ku Mushahar Qaato Dhakhtarnimo Uu Kaga Hawl-Galo Cisbitaalka

 

Hadaba Isuduwahan Ayaa Ah Isuduwihii Ugu Horeeyey Ee Musuq-Maasuq Noocan Ah Ku Joojiyey Shaqada Joogtada Ah Ee Cisbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

 

Cisbitaalkii Guud Oo Shaqadiisu Taagan Tahay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip