Caynaba Media Group

Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Iyo Madaxwaynaha Dawlada Eritrea ,Isaias Afwerki Ayaa Gordhowayd Gaadhay Dalka Ethiopia

0
Friday November 09, 2018 - 13:54:37 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Iyo Madaxwaynaha Dawlada Eritrea ,Isaias Afwerki Ayaa Gordhowayd Gaadhay Dalka Ethiopia

    Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Iyo Madaxwaynaha Dawlada Eritrea ,Isaias Afwerki Ayaa Gordhowayd Gaadhay Dalka Ethiopia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Iyo Madaxwaynaha Dawlada Eritrea ,Isaias Afwerki Ayaa Gordhowayd Gaadhay Dalka Ethiopia

Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Iyo Madaxwaynaha Dawlada Eritrea ,Isaias Afwerki Ayaa Gordhowayd Gaadhay Dalka Ethiopia Halka Oo Shirar Sadex Geesoda Uga Fumrmayo.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Eritrea ,Isaias Afwerki ayaa goor dhow gaaray magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar.

 


Markii ay gaareen garoonka diyaaradaha magaalada Gondar , waxaa soo dhaweeyay ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo mas'uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya.

 

Saddexda hoggaamiye ayaa qaadan doona shir saddex-geesood ah oo looga golleeyahay natiijooyinkii kasoo baxay heshiiska shirkii is-dhex galka dhaqaalaha ee ay waddamada gobolka ku yeesheen magaalada Asmara ee xarunta dalka Eretrea , bishii September.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip