Caynaba Media Group

Muuse Bixii Bari Diid inuu Taago, Toosiin Qaran Diid, Talo Wadaag Diid ''

0
Wednesday November 07, 2018 - 10:56:39 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Bixii Bari Diid inuu Taago, Toosiin Qaran Diid, Talo Wadaag Diid ''

    Muuse Bixii Bari Diid inuu Taago, Toosiin Qaran Diid, Talo Wadaag Diid ''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Bixii Bari Diid inuu Taago, Toosiin Qaran Diid, Talo Wadaag Diid ''

Tolow Madaxweyne Muuse Bixii Maka faa'iideysan doona tallooyiinka khibrada waayo-aragnimo ee diblomaasi Siyaasi Cumar Carte!

Somaliland Doorasho Ma muuqato dhegaha bulshada waxa ku badtay ilaalinta amniga, Amniga Gobolada Bari xiisado Colaadeed ka alsoon. .


Madaxweyne Bixii Cabdi xiisada siyaaseed ee alsoon doorasho diid cad wada tashi la'aan xagee buu ku socoda ?


Dalkii mideysnaa kala kici kala tuur tamar waxaynu ku lahayn wadatashi qaran goleyaal asxaab xukuumad mid gudaha iyo dibedaba.

Prof Axmed Samatar iyo walaac iyo niyad jab ka qaad hogaaminta Muuse Bixii Cabdi.

Madaxweyne Siilanyoiyo madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin yaab ku maqan yihiin shacabkii kala qaybsan.

Xusbiyada Mucaaridku Xisbiga Ucid iyo Wadani tubta toosan Hayaan madaxweyne Muuse Bixii keli toosanee iyo shacabku hays barto isku da,


Shirka qaran ee dhawaan qabsoomi hogaaminayaanXisbigga Ucid taageero buuxda siiyaa shacabkow iyo Xisbiga Wadani ku casuumi doonan siyaasiin faro badan madaxbanaan Haldoorka dalkeena madaxweynayaashii horree kuxigeenadoodii.



Mdaxweyne Muusow Dalkii dimoqraadiyadda ahaa laggu wareejiyey nidaam Militiri ku socodaa ka fiirso.




Cali C/laahii Ismaciil Dheeg

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Wales, UK.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip