Caynaba Media Group

Xisbiga kulmiye laantiisa EAST LONDON, oo xaflad soo dhaweyn ah ku qaabilay aqoonyahan Mustafe Omar Farah.

0
Tuesday November 06, 2018 - 11:21:24 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga kulmiye laantiisa EAST LONDON, oo xaflad soo dhaweyn ah ku qaabilay aqoonyahan Mustafe Omar Farah.

    Xisbiga kulmiye laantiisa EAST LONDON, oo xaflad soo dhaweyn ah ku qaabilay aqoonyahan Mustafe Omar Farah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga kulmiye laantiisa EAST LONDON, oo xaflad soo dhaweyn ah ku qaabilay aqoonyahan Mustafe Omar Farah.

Habeenkii sabtidaee ay bishu ahayd03 november ayaa laanta xisbiga kulmiye ee bariga london xaflad soo dhaweyn ah u sameeyeen Mustafe Omar oo dhawaan kasoo laabtay somalilnd ahaana xubnihii ka qayb qaatay ololihii doorashada madaxtooyada. waxaa xafladaas kasoo qayb galay maamulka xisbiga, aqoonyahano iyo siyaasiyiin reer somaliland ah. ugu horayn waxaa madashaas hadalo warbixin ah ka jeediyey maamulka xisbiga iyo xubno aqoonyahano reer somaliland ah, waxaa isna halkaa hadalka soo gabagabeeyey Mustafe Omar oo ka xog waramay qaabkii doorashadu u dhacday iyo sida xisbigu ku gaadahy guusha, waxa kale oo uu ka waramay guud ahaanba marxalada dalku marayo iyo sida xisbiga iyo xukuumaduba uga shaqaynayaan horumarka dalka.





 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip