Caynaba Media Group

Tacsi Tiiraanyo Leh Masuuliyiita Degmada Qorilugud

0
Sunday November 04, 2018 - 11:08:28 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh Masuuliyiita Degmada Qorilugud

    Tacsi Tiiraanyo Leh Masuuliyiita Degmada Qorilugud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo Leh Masuuliyiita Degmada Qorilugud Tacsi,Madaxda Degmada Qorilugud Gudoomiyaha Degmada Qorilugud Xildhibaanada Degmada Qorilugud Cuqaasha Waxgaradka Culimo U Diinka,Ururada Haweenka Ee Nagaad Iyo Now Bahda Waxbarashada Iyo Dhamaan Madaxda Kunool Degmada Qorilugud Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan,Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay,Taliye Axmed Wali Oo Ahaa Taliyihii Ciidanka Policeka Degmada Qorilugud,Oo Geeriyooday

Masuuliyiinta Deegaankaasi Ayaa Ka Marag Kacay Waxqabadkii Iyo Kaalintii Uu Kaga Jiray Horumarinta Nabad Gelyada Alle Ha U Naxariiste Marxuum Taliye Axmed Wali, Oo Ahaa Taliyaha Saldhiga Degmada Qoruligud Ayaa Ku Guulaystay Ilaalinta Nabad Gelyada Dadka Wada Degan Deegaankaasi,Waxaanu Ahaa Sarkaal Siweyn Loogu Mahadiyey Shaqadiisa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip