Caynaba Media Group

Madaxweyne Muuse Bixii Dal iyo Dad Yaqaan Toona Sow Maba U Aheyn

0
Saturday November 03, 2018 - 09:38:38 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Bixii Dal iyo Dad Yaqaan Toona Sow Maba U Aheyn

    Madaxweyne Muuse Bixii Dal iyo Dad Yaqaan Toona Sow Maba U Aheyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Bixii Dal iyo Dad Yaqaan Toona Sow Maba U Aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud, Muuse Bixii Cabdi

Ficilada ama tallaabooyiinka horleh u qaadday is difaaca ka muuqda waxay marag ma doonto u tahay inaanu lahayn khibrad nabadeynta mideynta isku soo dhaweynta shacabka Beelaha darafyada kuwa dhexe.


Heshiiskii Khaatuumo iyo Dr Cali Khaliif Galaydh ku gacan saydh sii fogee Shirkii Buurta Gacan Libaax tixgelin waa Buugii sunta iyo bogta ahaa ee Hablaha lagu aflagaadeyey diid inuu gubo wasiirkiisi Guri Suneeye buugaas qoray eryi waa.




Madaxweyne Muuse Muxuu u jeeda ku faalaya ceebta dulhoganaysa amaradiisa fikradiisa ?????


Gobolada Sool iyo Sanaag inay dalka intiisa kale ka go'aan ku dhow yihiin.


Dadkii codka Togdheer Sool iyo Sanaag kusiiyey ayaan darran .


Ali Dheeg
Gudoomiyaha
Xisbiga Ucid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip