Caynaba Media Group

Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.

0
Tuesday October 02, 2018 - 14:49:13 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.

    Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka. shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.

Qaban Qaabada Shirweyaha Beelaha Gaashaan- Buur Axmed Faarax (Habar-jeco) Ayaa Siweyn Looga Dareemaya Magalada Burco Iyo Gud Ahaan Dalka Somaliland.

 

 

Shirkan Ayaa Ka Dhici Doona 20 Bisha October Huteel Plasa Ee Magalada Burco , Xogaha Aanu Ka Helay Shirkani Ayaa Sheegaya Inuu Shirkani Yahay Shir Dhaqan Taasi Oo Ay Beeshu Aahayeeda Kaga Tashanayso Islamarkaasina Lagu Shaacin Doono Xildhibaanada Beesha Ugu Qayb Gelidoona Doroshooyinka Golayaasha Baarlamaanka Iyo Deeganka Ee Lafiyo Inay Dhawaan Dalka Ka Dhacaan.

 

 

Sikastaba Ha,ahaate Waxaa Laga Dhursugaa Qodobada Ka Soo Baxa Shirkani Oo Maalmihii Ugu Danbeeyey Ay Soo Baxayeen Warar Sheegaaya Inay Beeshu Saluuqsantahay Xilalka Uu Madaxweyne Biixi Beeshasi Ka Siiyey Xukumadiisa Taasi Oo Aan Ucuntamin Beesha Oo Kaalin Weyn Ka Qaadatay Dorashadii Madaxtooyada Ee Uu Madaxweyne Biixi Ku Guulaystay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip