Caynaba Media Group

Hanti Dhawrka Qaranka JSL Oo Ku Heley Musuqmaasuq Cad Maayar Maydhane iyo Tuugadii Oo La Huwiyey Abtirsiin .by jamal hargeysaawi

0
Thursday September 27, 2018 - 10:05:54 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanti Dhawrka Qaranka JSL Oo Ku Heley Musuqmaasuq Cad Maayar Maydhane iyo Tuugadii Oo La Huwiyey Abtirsiin .by jamal hargeysaawi

    Hanti Dhawrka Qaranka JSL Oo Ku Heley Musuqmaasuq Cad Maayar Maydhane iyo Tuugadii Oo La Huwiyey Abtirsiin .by jamal hargeysaawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanti Dhawrka Qaranka JSL Oo Ku Heley Musuqmaasuq Cad Maayar Maydhane iyo Tuugadii Oo La Huwiyey Abtirsiin .by jamal hargeysaawi Hanti Dhawrka Qaranka JSL Oo Ku Heley Musuqmaasuq Cad Maayar Maydhane iyo Tuugadii Oo La Huwiyey Abtirsiin .by jamal hargeysaawi

Hanti dhawrku guud ee qaranka JSL haddii dadkii ay tuugada ama musuqmaasuqa ku qabteen wax laga qaban waayo sideebey ku dhicikartaa in dadka kalena la soo qaqabto?


Hadaba su,aasha bulshada reer somaliland ay is weydiineyso ayaa waxay tahay madaama maayar maydhane lagu hayo inuu lunsadey hanti farabadan maxaa keeney amase maxaa hortaagan in la soo qabashadiisa?



Haddiise sharciga sidiisa loo fuliyo oo maayar maydhane iyo kuwa kulajira dambiga xilka laga xayuubiyo waxaa dhicidoonta in dhamaan golayaasha degaanka JSL ay baqaan oo si fiicana ay ugu adeegaan bulshada soo dooratey iyaga.


 

 

Sidaasi awgeed bulsho weynta reer borama waxay aaminsanyihii haddii maanta maayar maydhane dawladu ay sharciga marin weydo waxaa dhici doonta in dhamaan golayaahsa degaanada somaliland iskadaa wax ay qabtaane ay boobi donaan hantida umada.


Wararka naga soo gaadhaaya caasimada labaad borama ee JSL dad weynaha magaalada borama waxay sheegayaan in ,maayar maydhane iyo kuwa kulajira dambiga laga xayuubiyo xasaanada si loo keeno badalkoodii kuwii ku xigey iyaga.


Hadaba dadka reer borama waxay madaxweynaha sharaftaleh ka codsanayaan ama ay weydiisanayaan inuu odhadka JSL ku taageero shaqadaa wanaagsan ee ay qabteen.



By jamal hargeysaawi

Jamalhargeysaawi@gmail.com

Uk London



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip