Caynaba Media Group

Akhriso Xogo Daaha Ka Fayday Sababta Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyey Haamaha Shiidaalka

0
Friday September 14, 2018 - 09:51:27 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 396
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Akhriso Xogo Daaha Ka Fayday Sababta Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyey Haamaha Shiidaalka

    Akhriso Xogo Daaha Ka Fayday Sababta Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyey Haamaha Shiidaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Xogo Daaha Ka Fayday Sababta Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyey Haamaha Shiidaalka

Berbera (Caynabanews)-Xogo Aanu Helayno Ayaa Daaha Ka Fayday Sababta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Uu Gacanta Dawlada Usoo Celiyey Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

 

Xogaha Ayaa Sheegaya In Madaxweyne Biixi Uu Ku Raaligelinaayo Soo Celinta Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Maareeyihii Hore Ee Haamaha ShiikhSaleeban Siciid Cali Oo Ay Madaxweyne Biixi Isku Beelyihiin, Islamarkaasina Ay Isku Dhaceen Ganacsatadii Maamuli Jirtay Haamaha.

 

Maariyhii Hore Ee Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera Ayaa Mudadii Uu Xilkaasi Hayey Waxa Uu Guud Ahaanba Ku Fashilmay Xilkaasi ,Waxanu Ku Kacay Musuq-maasuq Baahsan,Sidoo Kale WaxaaHaamaha Shiidalku Ay Noqdeen Kuwo Aan Shaqayn,Waanata Sababtay In Xukumadii Hore Ee Madaxweyne Silaanyo Ku Wareejiso Maamulida Haamaha Kayska Shidaalka Berbera Ganacsato Reer Somaliland-na Oo Dibu Habayn Iyo Dayactir Ku Sameeyey Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

 

 

Arintan Uu Madaxweyne Biixi Ku Kacay Ayaa Haday Dhabawdaw Waxay Dhabarjab Ku Tahay Qaranimada Somaliland.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip