Caynaba Media Group

Mid Kamida Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Macdanta Oo Qalad Galay

0
Sunday September 02, 2018 - 10:35:02 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Macdanta Oo Qalad Galay

    Mid Kamida Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Macdanta Oo Qalad Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid Kamida Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Macdanta Oo Qalad Galay Mid Kamida Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Macdanta Oo Qalad Galay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Qaybta Macdanta Ee Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Soomaaliland Mudane Cumar Cabdilaahi Faarax Ayaa Qaladaadkii Ugu Waynaa Kula Kacay Tuulada IL Carmo Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Hadaba Siday Wax U Dhaceen Waxa Dhacay Shir Badhtamihii Bishan Ka Qabsoomay Tuulada ILcarmo Oo Ay Wada Jir U Qabsadeen Agaasimahan Cumar Iyo Wasiirka Wasaaradda Macdanta Kaasoo Ay La Yeesheen Haydhka Tuulada ILcarmo Iyo Odoyaasha Iyo Dadweynaha Ku Dhaqan Tuulada ILcarmo Shirkaas Oo Iyaguna Ay Goobjoog Ka Ahaayeen Maamulka Degmooyinka Gebo gebo Iyo Faqayuub


 

Faalo Iyo Dood Dheer Kadib Waxa Si Wada Jira La Isula Qaatay Tuulada Ilcarmo Marka Laga Hadlayo Arimaha Saami Qaybsiga Shidaalka Inay Si Iskeed Ah Uga Qayb Gali Doonto Iyadoo Aan Kusoo Daba Faylin Mudkoodna Labada Degmo Ee Gebogebo Iyo Faqayuub Iyadoo Wasiirkuna Goobjoog Ka Yahay Arintaa Lagu Heshiiyey Ayaa Arintii Waxa Daba Maray Oo Wax Kasoo Celiyey Qaar Aan Danta ILcarmo Wadin Ee Hawlo Kale Wata Kuwaasoo U Ololaynaya Inay ILcarmo La Raaciyo Faqayuub Marka Arimaha Macdanta La Qaybinayo Agaasime Cumar

Arintaa Qaldan Nimankii Watay Wuu La Kulmay Oo La Qaatay Hawshii Isagoo Yaga Dhinaca Saaraya Kana Talaabsanaya Arintii Lagu Heshiiyey Ee Cidwaliba Goobjooga Ka Ahayd Waana Maamul Umana Banaana Inuu Bulsho Meel Wada Dagta Kala Qaybiyoo Qaarna Fagaare Kala Balamo Qaarna Suuq Madaw Kula Heshiiyo Hadaanu Nahay Dadwaynaha Tuulada ILcarmo Inuu Arintaa Ka Waantoobo Agaasime Waaxeed Cumar Cabdilaahi Wasiirkana Waxanu Ugu Baaqaynaa Inuu U Kuur Galo Waxyaabaha Qaldan Ee Ay Ku Kacayaan Shaqaalaha Wasaaradiisu By Dadweynaha Tuulada ILcarmo


Qore Siyaasi Ibraahin Dube


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip