Caynaba Media Group

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Bixii Hadday Fulin Waydo Heshiiskii Khaatuumo Sow Ceeb Qaran Mahaa

0
Friday August 17, 2018 - 10:47:23 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Madaxweyne Muuse Bixii Hadday Fulin Waydo Heshiiskii Khaatuumo Sow Ceeb Qaran Mahaa

    Xukuumadda Madaxweyne Muuse Bixii Hadday Fulin Waydo Heshiiskii Khaatuumo Sow Ceeb Qaran Mahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Bixii Hadday Fulin Waydo Heshiiskii Khaatuumo Sow Ceeb Qaran Mahaa

Anigoo ka mida ah aqoonyahanada qurbejoogta Somaliland fiiro dheer ku eega arrimaha bulshada, iyo hanaanka geedi socodka midnimada wadajirka dalkeena hooyo.

Isla markaasna ka tirsan masuuliyiinta Xisbiga Daryeelka & Caddalaada eeUcid.Horta taageero buuxda iyo kalsooni ku siinayaa dowladeena Soo celinta iyo ilaalinta Hantida qaranka.

 


Waxa'se habboon inuu madaxweyneMuuse Bixii Cabdilumin fursadii dedaalkii go'aankii Khaatuumo iyo Xukuumadii Madaxweyne Xaji Axmed Siilanyo Gudoomiye Mudane, Eng' F. C. Waraabe iyo Hogaamiye Prof Cali Khallif Galaydh wada gaadheen.

Dhammaan reer Somaliland dibed iyo gude sii weyn niyo saami ah loo soo dhaweeyey.

Hubaal haddu Muj madaxweyneMuuse BixiiarrintaasKhaatuumofulin waayo taasi waxay galafan, doonta hogaamintiisa loona arkii doona madaxweyne aan kasban karin midnimada Somaliland.

Madaxweyne waxaan ku rajaynayaa inshalaahu guul karti hanaanasho dadweynaheena daraf ila daraf hab dhaqameed iyo mid diblomaasi.

Caqliga iyo fikradahu bulshoweynteena ku dhex jiran aan masab iyo dan gaar ah doon ahayen. ''Haw Daymo La'aan ''



Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Wales, UK.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip