Caynaba Media Group

maxay ka qabatay hayada tayadu tayo darada daawooyinka dalka dibada uga yimaada

0
Wednesday August 01, 2018 - 20:57:25 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maxay ka qabatay hayada tayadu tayo darada daawooyinka dalka dibada uga yimaada

    maxay ka qabatay hayada tayadu tayo darada daawooyinka dalka dibada uga yimaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maxay ka qabatay hayada tayadu tayo darada daawooyinka dalka dibada uga yimaada


macnaheedu waxa weeye daawooyinkaas oo aan ahayn daawooyinkii saxa ahaa ee loo baahna

 

 

Iyadoo shirkadaha dawooyinka dalka soo dajiyaa ay sanadkasta ku dhacaan dawooyin aad u badan oo ay ku wareejiyaan dawlada hoose dawooyinkaas oo ay u dhintaan bahidooda daawo 100 laal Somali ah oo aan awoodin in dawooyin ay iibsadaan caafimaad qabkooda Dadwaynahii soomaaliyeed waxa ku dhacay ja hawareer waxa ay aqoon caafimaad bedeen dadkoodii dalkoodii doctor radoodii waxay najiido u heeleen jahawareer khal khal caafimaad buukaan saa id oo la kulmay qalab la an caafimaad tayo daro daawooyinka dalka dibada uga yimaada waxay kuyuu ugu jiraan goobahii farmasiyadii dalka oo sii badanaya maalinba maalinta ka dambaysa ka hor burburkii dawladii soomaaliyeed farmasiyada gobolada dalku way yaraayeen shaqadooda iyo maamulkoodu waxa uu ku hoos jiray qorshaha maamulka dawliga ah dawooyinkii dalka dibada uga iman jiray waxa ay ku jireen gacanta maamulkii dawliga ahaa ee waqtigaa jiray daawooyinku waxay ku iman jireen dalab qorshaysan oo laba dawladood oo leh tiraac iyo qanuun sharci dawladeed dawooyinkaas waxa ay ku soo dhici jireen xarunta qaybinta iyo keydinta daawooyinka spimo halkaas ayaa pharmasiyadana ay ka qaadan jireen daawooyinka farmasiyadu waxay ku shaqayn jireen shift duty radio hargeisa ayaa looga sheegi jiray dadwaynaha ku nool gobalada dalka farmasiga shaqaynaaya habeenkaa waxa laga sheegi jiray radio hargeisa waxa si fiican u shaqaynaayey cusbitaalada dawliga oo habeenka la shaqayn jiray farmasigaa shift shaqo u soo jeeda farmasigaa waxa uu lahaa waraaqo furnaanta sharci sida warqada xaashida soo eegista caafimaadka guud xaashida liisan ka ganacsi warqada ogolaanshiyaha wasaarada caafimaadka sidoo kale aqoontiisa caafimaad iibiyaha daawada farmasigu waxa uu ka diwaan gashanayd wasaarada caafimaadka

Farmasigu waxa uu only iibin jiray oo loo ogolaa dawooyin xadidan oo wasaarada caafimaadka dawligu ay maamuli jirtay

daawooyinku

manta dalka ma jiraan baahiyaadkii caafimaadka ee aasasiga dawliga ahaa oo qofkaan haysan wax lacag ah oo ku daweeyo caafimaadkiisa lacag la an ma jiraan waxa inta badan la arkaa markuu waayo daawo caafimaad dr isaga iyo qoyskiisuba inay u dhitaan daawo la an ama dr la an

ganacsiga daawooyinku waxa uu la mid yahay taariikhdii ganacsiga dadka ee Africa hadaba bulshadu runtii aad bay u dareensantay dhibaatada arimaha caafimaadka maxaa dawlada uga qorshaysan dhibaatooyinkan arimaha caafimaadka bulshada ee dadan goorma laga baadhi doona tayada daawooyinka dalka dibada uga yimaada iyo tayadooda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip