Caynaba Media Group

SAAMI QEYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

0
Wednesday August 01, 2018 - 20:57:25 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAAMI QEYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

    SAAMI QEYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SAAMI QEYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

Hubaal bulshadeena Soomaaliyeediyaaga jecel taageera musuuq-masuuq iyo qabyalaad.

Waxaan aad uga xumahay Xukuumaddii Wax-Qabadka ee madaxweyne Xaji Axmed Siilanyo oo Xisbiigiisi Kulmiyeka abaal dhacay kuna tilmaamo Xukuumadii Musuq-masuuqa.


Sidaa taariikhda togan lagu ogyahay madaxweyneAxmed Siilanyoila dowladii dhexe Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa, raga masuuliyiinta faro ku tirisga ahaa ee neceba wax is dabo marin. Iyo Hanti dadweyne oo sifo sharci darro loo cuno ama'se lunsado.

Xukuumadda hada ee madaxweyneMuuse Bixii Cabdihadday isagafogeysoKulmiyehorree iyo eeddahiisa saameyn intee leeg bay ku yeelan doontawadajirka wada shaqeynta kalsoonida aasaasayaashiiXisbiga ?

Bal hadaba maxaa sanadahii ugu dambeeyey Xukuumaddi Axmed Siilanyo ka dhex socday ee aynu ku tilmaami karnaa alsoona ?

Askhaas kooxawoodii madaxweynaha ku takri falay oo aan eegayn danayn sumcada, iyo Taariikhda dahabka u leeyahay madaxweynu ku suntana.

anigoo aan cidnaiyo magacyofarta ku fiqayn waxaa laga wada dheregsanyahay masuuliyiin badan ka tirsanaa xukuumadaas ay farto ku godnayd.

Masuuliyintii Wasaaradii Maaliyadda Hawlaha guud wasaaradii madaxtooyadda arrimaha dibeda oo ila hada kalsooni badan lagu qabin wasaaradaas arrimaha dibedda.



Cali C/laahii Ismaciil Dheeg
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Wales,UK.

Waxa beryahan warbaahinta Somaliland ku soo battay baadigoobka saami qeybsiga kuraasta Golaha Wakiilada. Cod iyo tiro bani-aadam ayaa wax lagu qeybsadaa iyada oo qaaciidoonin kala duwan la raacayo. Tusaale ahaan haddaynu soo qaadano doorashadii madaxtooyada ee u dambeysey, sawirka guudsaamiga gobol kasta waa sidan hoos ku cad. Tirada guud ee codbixiyeyaashu waxay noqotay

565, 617(Sida ku cad lifaaqa).


Qoraalo soo socda, waxaynu qiimayn doorashadii Golayaasha Deegaanka (2012), Doorashadii Madaxtooyada {2010), Doorashadii Golaha Wakiilada (2005), Doorashadii Madaxtooyada (2003), Doorashadii Golayaasha Deegaanka (2002).


 

MARKAY SIDAA TAHAY,NATIIJADII DOORASHADII MADAXTOOYADA EE NOVEMBER 13, 2017;MAXSUULKII CODBIXIYEYAASHA OO GOBOLAYSAN; BOQOLEYDA GOBOL WALBAKA HELAY TIRADA GUUD IYO WAXAY KURAASI U GO'SAY MARKA LOO QABIYO LABA IYO SIDEETANKA KURSI EE GOLAHA WAKIILADA:





AXMED CALI IBRAHIM SABEYSE

August 1, 2018.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip