|
|||
![]() Cali Coomay oo Aflagadeeyey Beelo Ka Mida Beelaha somaliland.
Ramadan Kariim Dhamaan inta Muslim-ka Ah Meel Kasta oo Aad joogtaan, Waa Bil Barakaysan Ilaahay Ha Ina Waafajiyo Khayrkeeda.
Waxaan Qalinka U Qaatan Maanta In Aan Labo Erey Ka Idhaa Nin La Yidhaa
Cali Coomay Oo Ku Magac Dheer *Dhuusa-Geel* Oo Sheegta Macalin Iyo Saxafi Oo
Caado Ka Dhigtey In Uu Aflagaadeeyo Qaar Ka Mid Ah Beelaha Somaliland.
Mr. Cali Coomay Dhuusa-Geel oo Sheegta In Uu Yahay Qoraa, Saxafi iyo
Macalin Ku Nool Magaaladda Hargeisa Ayaa ah Nin Uu Kasoo Burqamaayo Naxli,
Qabyaalad Iyo Cuqdad Uu U Hayo Beelo Ka mid Ah Somaliland oo Had iyo Jeer Uu Ku
Aflagaadeeyo Qoraalo iyo Maqaalo Kala Duwan Bartiisa Facebook Isagoo Oo Kala
Gur-gura Beelaha walalaha Ah ee Wada
Dega Magaladda Hargeisa.
Ugu Horeyn Mr. Cali Coomay Dhuusa-Geel Waxa uu Aaminsan Yahay In La
Dhiso Madaar Cusub oo Ku Yaal Galbeedka Hargeisa, Taas oo Qoraaladiisa Uu Ku
Cadeynayo Sababta Iyo Halka Ku Haboon In laga Dhiso, Iyo In Stadium-ka Ugu Weyn
Hargeisa Laga Dhiso Waqooyiga Magaaladda, Saylad Cusub-na La sameeyo oo Xoolaha
Lagu Kala Iibsado Taas oo Ku Haboon Meel La yidhaa Haadlay oo Sidaan Filaayo Ku
taal Waqooyiga Arabsiiyo.
Qoraaladan Naxliga iyo Xumaanta Cuqdadaysdan Ku Dheehan Tahay Waa Qaar
Uu Caadeystey Oo Uu Had iyo Jeer Bartiisa Facebook Uu Soo Dhigo.
Waxaa La Talax-tagay Qabyaalad iyo Cuqdad Isagoo Mar Walba Ka Hadlaaya
Jeegaan Iyo In Cirro Ama Beesha Garxajis Tahay Somaliya lacago Badana looga soo
Diro Muqdisho Shakhsiyaad Badan Oo Kasoo Jeeda Beshaas Isagoo So Bandhigaaya
Waraaqo Been Abuur Ah oo Uu Leeyahay Xawaaladaha Ayaa lagaga Qaata Kumaam-kun
Dollar Bishii.
Mr. Cali Coomay Dhuuso-Geel Maan-gaabnimada iyo Cuqdadda Qabaliga ah
Waxuu Ku Darsadey In Uu Imika Si Cad Ugu Aflagaadeeyo Qaar ka Mid Ah Beelaha
Sharafta leh Ee Somaliland Isagoo Soo Qoraaya In uu Beelaha Hargeisa
Qaarkood Wis-wis Ka Kabo. Isagoo Sida
Dhediga Wax U Qoraaya Isticmaalayana Hadaladda Dhediga Sida 'Bisinka Iyo
Jabnay'
Waxaan Ogaysiiyanayaa Dhamaan Shacbiga Somaliland In Ninkaas
Xanuunsanaya Ee Sida Dhediga U Hadlaaya In La Ogaado Waxna Laga Qabto, Mana Aha
in Uu Cuno Cashuurta Masaakiinta Laga So Qaado Isagoo Sheeganaya Macalin Ama
Shaqaale Dawladeed.
Ugu Danbay Waxaan Dadwaynaha La Wadaagi-doona Si Joogta Ah Waxii Uu Soo
Qoro Kolba Anigo So Bandhigi-doona.
Abdulmalik Ahmed Burhan. Email: Amiin5262@hotmail.com
Leave a comment |
|
Copyright © 2010 - 2019 Caynaba Media Group All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Cali Coomay oo Aflagadeeyey Beelo Ka Mida Beelaha somaliland.
Ramadan Kariim Dhamaan inta Muslim-ka Ah Meel Kasta oo Aad joogtaan, Waa Bil Barakaysan Ilaahay Ha Ina Waafajiyo Khayrkeeda.