Caynaba Media Group

TACSI TIIRAANYO LEH MARXUUM SALAAD QOORCASE

0
Wednesday June 06, 2018 - 14:14:33 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH MARXUUM SALAAD QOORCASE

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun, geeridu wa xaq waana xukun ilaahiya ah, Waxan halkan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdin leh ee ku timi Salaad Ismaciil Ducaale,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun, geeridu wa xaq waana xukun ilaahiya ah, Waxan halkan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdin leh ee ku timi Salaad Ismaciil Ducaale,
wuxuu ku magac dheeraa "Salaad Qoorcase””oo ku geeriyodey maanta oo Salaasa ah dalka Denmark magaalada Copenhegan, ilaahay naxariistii janno ee waasica ah ha siiyo, waxan si gaar ah uga tacsiyadeynaya caa’ilada balaadhan dhamaantood reer Abtidoon, inta aan ka xusuusto wixii ay dhashay Ayeeyoday Ruun Maxamuud X Cali iyo inta ay sii dhaleen ubadkeedu oo aan ka mid ahay, iyo kuwa ay siidhaleen ee owoowaha looyahay, waxan ka tacsiyadeynayaa ,xaaskiisa iyo caruurtii uu kategey iyo dhamaan ehelada kale oo dhan waxan leeyahay samir iyo iimaan

Mursal Xasan Axmed
Sheffield.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip