Caynaba Media Group

Ka Faa'idayso tobonka cisho ee Ramadaan ugu danbeeya

0
Tuesday June 05, 2018 - 13:51:29 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Faa'idayso tobonka cisho ee Ramadaan ugu danbeeya

    Tani waa kalimad gaaban oo aan ugu talagalay munaasabadda 10-ka cisho ee ugu danbeeya Ramadaanta. Wax kasta oo la bilaabaa, dhammaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tani waa kalimad gaaban oo aan ugu talagalay munaasabadda 10-ka cisho ee ugu danbeeya Ramadaanta. Wax kasta oo la bilaabaa, dhammaad  ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynnu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. 

Tobanka habeen ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habeennada Ilaahay. Habeennadani waa fursad mudan in aanay si fudud inagu dhaafin. Ha laga faa’iidaysto. Sida looga faa’iidaysanayo iyo fadliga 10-kan habeenba halkan ka daawo:

Fadlan sii fidi si aad ajarka wax uga hesho.




-- 
Said Ali Ahmed

Ottawa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip