Caynaba Media Group

Gudoomiyahaxisbiga WADDANI Dr C/RaxmaamMaxamed C/laahi ayaa si balaadhanloogu soo dhaweeyaywadanka Finland.

0
Tuesday May 15, 2018 - 12:45:41 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyahaxisbiga WADDANI Dr C/RaxmaamMaxamed C/laahi ayaa si balaadhanloogu soo dhaweeyaywadanka Finland.

    Waxa maalintii shalay (CYN) ahayd soo gaadhaywadanka Finland caasimadiisa Helsinki Gudoomiyahaxisbiga WADDANI DR C/RaxmaanMaxamed C/llaahi (Cirro).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maalintii shalay (CYN) ahayd soo gaadhaywadanka Finland caasimadiisa Helsinki Gudoomiyahaxisbiga WADDANI DR C/RaxmaanMaxamed C/llaahi (Cirro).


Gudoomiyahaayaaintiidoorashadda ka danbeysaymarkii1 :aadsafarshaqo ah ugusoobaxaydalkadibadiisa, safarkaasayaagudoomiyeCirro ka bilaabaywadanka Finland. Waxa si balaadhangudoomiyahaugu soo dhaweeyay Helsinki – Vantaa airportmadaxdaxisbiga WADDANI ee Finland, taagerayaashaxisbiga ,wakiilka S/landee Finland iyoxildhibaano ka mid ah golahawakiiladda S/landiyogolahadeeganka Vantaa iyosaxaafaddadalka Finland.

Masuuliyiintiihalkaas ka hadlayayaawaxa ka mid ahaa Gudoomiyekuxigeentalaanta Finland En. C/laahi Xaashi,GudoomiyekuxigeenkagarabkaHaweenkaDeeqa M. Aden, Gudoomiyahalaanta Turku Eng Jamaal C/laahi Xassan.

Waxasidoo kale soo dhaweeynta ka hadashayWakiilka S/lande e dalka Finland MarwoSamia Omar MuseiyoXildhibaanNasir Cali Shireiyoodayaashajaaliyadda S/land Finland. WaxaangebogebadiihadalkakusoodhaweeyaygudoomiyahagudoomiyeIsxaaqAbdihalkaasooGudoomiyeDr C/raxmaanMax’ed C/laahi Cirro si balaadhanugumahadnaqaydhamaanbamasuuliyiintiiiyotaagerayaashaiyomadaxda kale eesidadiiranusoodhaweeysay. Wuxuungudoomiyahasheegay inuu madaxdadalka Finland kala hadlidoono arinta qadiyadda S/landintiukusuganyahaydalka Finland kadibuugaadhidoonoinshaallahcaasimadda Europe eeBrussels. sidookalena la kulimdoonojaaliyadda S/landeekudhaqandalka Finland.

 

 

 

Afhayeenkaxisbiga WADDANI Laanta Finland

AxmedMax’edFaarax (Shiine)

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip