Caynaba Media Group

"Muuse Biixi waxaan ka filaynaa in xukuumadiisa cusub aanu colaad ku bilaabin" Boqor Buur-Madaw

0
Sunday April 15, 2018 - 13:51:38 in Wararka by
  • Visits: 577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi waxaan ka filaynaa in xukuumadiisa cusub aanu colaad ku bilaabin" Boqor Buur-Madaw

    Hargaysa(CYN)Muuse Biixi waxaan ka filaynaa in xukuumadiisa cusub aanu colaad ku bilaabin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN)Muuse Biixi waxaan ka filaynaa in xukuumadiisa cusub aanu colaad ku bilaabin.

Boqor Cismaan Maxamamuud (Boqor buur madow)waxaa uu si adag uga hadlay xaaladda Puntland iyo Soomaaliland oo uu sheegay in ay ku howlanyihiin sidii xal loogu heli lahaa coladda kazoo cusbonatay degaanka Tukaraq.

‚ÄĚdadka soomaaliyeed waa walaalo ,siyaasiyiinta ayaa xooga ina kala qoqobtee bulsho ahaan isma aynaan qaban, anagu waxaanu soomaaliland uga nimi caana shubka kasokow egraanu sidnaa ,anagu dhaqan ahaan waxaanu culays ku saraynaa Muuse Biixi in laga fogaado wixii colaad inoo keenaya dagaalna uma baahnin walalayaal,Cabdiwelina waa lasoo xiriirnay waxaanu Muuse ka filaynaa in isagoo cusub inuusan colaad ku bilabinxukuumada iyo guud ahaan Soomaaliland,waxan usoo jeedinaynaa in ciidamada laka qaado.nabadgelyeynu u bahannay maanta uma baahnin colaad iyo ciidamo is hor fadhiya.

Boqor Buur madow waxaa uu hadalkan ka jeediyey Caleema Saarka Beeldaaje Beeldaaje Ismail Beeldaaje Cabdulaahi oo lagu caleema saaray degmadda Carmo ee Gobolka Bari.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip