|
|||
![]() Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Cambaareeyey Dhalinyaro Puntland Afduubtay iyo Xuskii 18 may Germany oo La Shaaciyey
Jaalliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadanka Jarmalka Ayaa Ka Dareen Celiyey Falkii Foosha Xumaa
Ee Lagu Afduubay Dhalinyarada Somaliland ee magaalada Ee Garoowe Safarka ku joogay. Xubnihii Halkaasi ka Hadlay Ayaa Baaq udiray Maamul Goboleedka Puntland iyaga oo Xusay in Falkani Amni Darro Shacabka Saamaysa Abuuri karo haddii aan Si Wada jira ah looga Hortagin. Sidoo kale Gudoomiyaha Dallada Guud ee Jaalliyada Somaliland ee Germany C/fataax Cali Daa,uud ayaa isaganu Cabaareeyey Falkaasi lagu Kacay Dhalinyaro aan Waxba Galabsan. Dhinaca kale Gudoomiyaha Jaalliyada Somaliland ayaa Shaaciyey Magaalada Lagu Qaban doono Sanadka Xuska 18 may ee Dalkani Jarmalka. Leave a comment |
|
Copyright © 2010 - 2018 Caynaba Media Group All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Cambaareeyey Dhalinyaro Puntland Afduubtay iyo Xuskii 18 may Germany oo La Shaaciyey
Jaalliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadanka Jarmalka Ayaa Ka Dareen Celiyey Falkii Foosha Xumaa