Caynaba Media Group

Baaq Beelweynta Cali Bare (Habar Jeclo) Gobolada , Sanaag,Sool iyo Saraar

0
Friday April 06, 2018 - 20:39:15 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Baaq Beelweynta Cali Bare (Habar Jeclo) Gobolada , Sanaag,Sool iyo Saraar

    Anagoo ah Qurba jooga, Aqoonyahanka iyo wax garadka Beelweynta Cali Bare (HJ) ee ku nool Qaarada Europe Middle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah Qurba jooga, Aqoonyahanka iyo wax garadka Beelweynta Cali Bare (HJ) ee ku nool Qaarada Europe Middle

East iyo wadanka guduhiisa.  Waxaanu ugu horeyn asalaamaynaa dhamaan bulsha weynta  reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan .Marka xigta waxaanu halkan uga duceynaynaa dhamaan mujaahidiintii ku shahiiday  halgankii dheeraa ee loo soo maray  wadanka Somaliland  oo ay ka midyihiin halgankii daraawiish oo beeshu ka qadatay qayblibaax,  beelweynta Cali Bare oo lahyd ciidnkii ugu badnaa ee kaga jiray  Daraawiish Beelaha Isaaq gaarahaan HJ. beeshan oo uu ka dhashay mujaahid kii weynee ee ka mid ahaa asaasayaashii Daraawiish Haji Sudi oo markii danbe ku shahiiday  dagaalkii Afbakayle. Beeshu waxay sidoo kale qayb weyn ka qaadatay gobonimo doonkii  ka bilowday Somaliland  1940-1960 ee lagu raadinayey shanta Somalia. Waxay ka loo beelweynta Cali Bare  qayb weyn ka qaadatay Dagaaladii qadhaadhaa ee dhex maray mujaahidiintii SNM iyo Dowladii Maxamed Siyaad Bare 1981-1991 Dagaaladaa oo ay beesha Cali Bare kaga dhinteen Mujaahidiin aad u tiro badan sida  Dagaalkii Burca Duuray 1984   oo ay beesha kaga dhinteen 15 Mujaahid oo uu ka mid ahaa Mujaahid maxamed aadan Jamac, Faarax Saalax Muuse  iyo Mujaahid Abdiraxmaan Maxamed Case  uu ahaa Taliyihii guutadii 1-aad ee ururkii SNM ee ka hawl geli jiray dagaaladii ka dhacay jidka u dhaxeeya Burco iyo Caynaba, isla markaana uu ka qeyb galay dagaalo ka dhacay Burco, dhoqoshay, Balidhiig, Caynaba, Badweyns, Qoridheere, Waxaa sidoo ka ka mid ah mujaahidiinta Beesha Mujaahid Maxamed Faarax Cali  Daad  iyo  Gel Cismaan Cawed Xaashi  oo ka mid ahaa saraakiishii Milatarigii SNM, waxuu 20  bishii March ee 2018 ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

 

Beelweynta Cali Bare (HJ) waxay si mug leh uga soo qayb qaadatay dagaaladii wadanka dib loogu xoreynaaney. Dagaaladaa oo ay keeneen markii la waayey CADAALAD, SINAAN, IYO MIDNIMO, laguna bedeshay Eex, Qabiil. Iyo wax la mid ah.

 

1)Haddaba Beeshan waxay cod dheer ku muujineysaa in dowlada Somaliland ee uu hogaaminayo madaxweyne muuse biixi cabdi aanay ka helin saamigii beel ahaan ay xaq u lahayd.

 

2)Beelweynta Cali Bare  waxay leedahay xildhibaano muxaafid iyo mucaarad ah oo ay kala mid tahay reer Somaliland.

 

3)Beelweynta Cali Bare  waxay dowladan Muuse biixi ka tirsaneysaa cadaaladdaro  iyada oo aan helin wax wasiir ah ama wasiir ku xigeen oo ay xaq u lahayd.

 

 4) Beelweynta Cali Bare  waxay dawladan Muuse Biixi ka sugeysaa in ay      soo celi so wax wada lahaanshihii, cadaaladii iyo wada jirkii Somaliland ay lahayd.

 

5)Beelweynta Cali Bare waxay aaminsan tahay in Cadaaladii iyo midnimadiiba wax is ka badaleen loona baahan yahay in la helo Sinaan, cadaalad iyo horumar.  Horumarka waxaa ka horeeya Cadaalad iyo Sinaan.

 

Madaxweyne, Umada reer Somaliland waxay kaa sugeysaa waaxii ay kugu doorteen ee aad ugu dhaaratay. Ee ahayd in aad cadaalad iyo sinaan ku maamuleyso.

 

Shaqsiyaadka qoraalkan gudbinaaya

 

Bashiir Maxamed Jaamac

Jaamac Khaliif Maxamed

Xasan Maxamed  Cali

C/raxmaan Cabdi Cismaan

C/weli Ibraahim Sheekh Daahir

Cali maxamed Samater

Cabdinaasir M.Cali

Faarax C/qaadir maxamed

Farah Axmed Nuur

Ibraahiim Saalax Daynamo

Maxamuud  Sh. Suufi Diiriye

Saalax Maxamed Diiriye

Maxamed Axmed Bagaf

Maxamed Cumar Duunyo

Maxamed Maxamuud Xeyd

Sul:Maxamuud Maxamed Casayr

Mustafa Maxamed Cabdullahi

Sul:Jamac Maxamed Salebaan

Nuur Maxamed Xasan

Xasan Ibraahim maxamed

Xuseen Maxamed Muuse

Yuusuf Maxamed Ismaaciil

Yuusuf  Xirsi Mireh

Aadan Ibrahim Cumar

Aadan Maxamed Darwiish

Ibrahiim Cabdilaahi Cumar

Axmed Cabdale Suud

C/laahi Cabdi Gaaruf

Cabdi Ali Aden

Xasan Ali Xuseen

Muj:Cali Aadan Xuseen

Muj: Cali Maxamed Nuur

Muj:Cisman Libax Ibrahim

Muj:Cisman Mukhtar Maxamed

Dr. Ibrahiim Xasan Saalax

Dr. Siciid saalax Cumar

Dr.Khaalid Cumar Cali

Eng Maxamud Maxamed Suxul

Abdi Nuur Maxamed

Cige  Maxamed Yare

Muj:Ibrahim Cali Cuma

MujIbrahim Maxamuud Geed

Muj:Maxamed Cali Rinji

Maxamed Maxamuud Diiriye

Ibrahim Cabdilaahi Guuleed

Dr: C/laahi Cali Farax

Dr:Ibrahim Cabdi Aadan

DrYaasiin Faarax cali

Maxamed Cabdi Cali

Maxamed Cali Xuseen

Maxamed Cismaan Nuur

Caaqil: Maxamed Maxamuud Yusuuf

Maxamed Mursal Cali

Maxamed Rashiid Maxamed

Caaqil: Maxamud Faarax Yaxye

Maxamuud Cabdi Xuseen

Caaqil: Abdi Mustaf Xasan

Mohamed Geedi Jamac

Ibrahim Xirsi Xasan

Mustaf Jamac Hiirad

Nuur Cali Aadan

Caaqil:Salebaan cali ibrahim

Abdi Maxamed Sheekh

Cali Cabdulkadir geedi

Caaqil:Maxamed Jamac Samater

Maxamed ibrahim Diiriye

Maxamed Xasan Aden

Aadan Maxamed Kheyr

Xasan Jamac Xuseen

Dr: Xuseen Cismaan Xasan

Xuseen Maxamud Cali

Dr: Abdi Cali Maxamed

A/weli Maxamed Jamac

Abdi Barre Aadan

Abdi Mohamed Abdilaahi

Abdirisak Osman Hassan

Abdiwahab Jamac Yaasiin

Abdulahi Abdi Nuuer

Abdulahi Haji Cige

Abdulaziz Abdulahi Geedi

Ahmed Ismail Mohamed (Lugo

Ali Ahmed Mohamed Xirsi

Axmed Aadan Jama

Bare Salebaan Geedi

C/laahi Maxamed Xuseen

C/raxman Cali  Jibriil

C/waxid Cabdullahi Ibrahim

Cabdi Cabdulaahi Jamac

Dahir Farah Faras

Da’ud Abdikarim Maxamed

Dr. Abdulkadir Xasan Jamac

Hamze Sheakh Xuseen

Hassan Farax Mumin

Mohamed Ahmed Cali

Ali Osman Faarax

Maxamud Axmed Maxamud

Maxamed C/lahi Xasan Cali

Maxamed Iidle Goolaaf

Mohamed Abdi Yusuf Daahir

Mohamed Ahmed Huluf

Magaalada  qoridheere Somaliland

 

Afhayeenka Beesha Cali Bare




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip