Caynaba Media Group

Nolosha Barafka: Maaraynta Masiibooyinka Barafka

0
Friday March 30, 2018 - 18:42:39 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nolosha Barafka: Maaraynta Masiibooyinka Barafka

    Halkan ka daawada wareysi qayb ka ah barnaamijka Kulanka Gorfeynta, oo ku saabsan nolosha barafka sii ba maaraynta masiibooyinkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan ka daawada wareysi qayb ka ah barnaamijka Kulanka Gorfeynta, oo ku saabsan nolosha barafka sii ba maaraynta masiibooyinkiisa

. Waxana barnaamijka marti ku ah xildhibaan Baashe Muuse oo ka mid ah golaha deegaanka ee magaalada Oslo. Waxana uu ka mid yahay dadka soomaaliyeed ee muddada ku noolaa waddanka Norway, is la markaana xogta badan ka haya nolosha barafka. Waxa kale oo uu ka mid yahay guddi golihiisa ka mid ah oo si gaar ah uga shaqaysa maaraynta barafka. Wareysiga waxa qaaday oo idin la socodsiinaya Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare).






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip