Caynaba Media Group

Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World + Magacyadooda

0
Tuesday March 13, 2018 - 15:04:00 in Wararka by
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World + Magacyadooda

    Hargaysa(CYN) Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World + Magacyadooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN) Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World + Magacyadooda Baarlamaanka Somaliya ayaa ku gacan seydhay soo jeedin ay soo

gudbiyeen shalay qaar ka mid ah xildhibaanada dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee ka tirsan baarlamaanka Somaliya , kaas oo nuxurkiisu ahaa in ay baarlamaanku dib u dhigaan mooshin ay shalay ansixiyeen ee ka dhanka ahaa heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dhexmay Somaliland , Dp World iyo dawlada Itoobiya .

Image result for baarlamaanka soomaaliya


 

 


Xildhibaanada asal ahaan ka soo jeeda Somaliland oo ay weheliyaan xubno kale oo baarlamaankaas ka tirsan oo iyaguna u dhashay Somaliya ayaa waxaa ay dalbadeen in dib u dhigis lagu sameeyo , lagana saaro ajandaha baarlamaanka qaadiyada Dp World , si loo helo war sugan oo ku saabsan arintan, waxaana ay mooshinkan ku dalbaden in laga war sugo dawlada Somaliya .


Hase yeeshee baarlamaanka Somaliya ayaan u jeedin saxiibadooda la mabda' ah balse u dhashay Somaliland


Xildhibaanada oo ay tiradoodu aheyd 11 ayaa waxaa ay magacyadoodu ahayn sidan


1. Maxamed Cumar Carte Qaalib

2. Cabdiraxmaan Ibbi

3. Axmed Maxamuud Sheekh ( Dhagaweyne )

4. Maxamed Ibraahim Cabdi (Diyeeshe )

5. Cali Maxamuud Muuse

6. Amina Cumar Jaamac

7. Huda Axmed Cali

8. Axmed Maxamed Jaamac

9. Faadumo Ismaciil Xussen

10. Aamina Sheekh Cismaan

11. Faadumo Xassan Cali



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip