Caynaba Media Group

Warqad ka Aradan Nidaamka Maamul oo ka soo Baxday Xafiiska Wasiir ka mid ah Xukuumada Muuse Biixi Cabdi

0
Monday March 12, 2018 - 16:11:44 in Wararka by GI_Wararka Caynaba News
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad ka Aradan Nidaamka Maamul oo ka soo Baxday Xafiiska Wasiir ka mid ah Xukuumada Muuse Biixi Cabdi

    (Cyn)Warqad ka Aradan Nidaamka Maamul oo ka soo Baxday Xafiiska Wasiir ka mid ah Xukuumada Muuse Biixi Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Cyn)Warqad ka Aradan Nidaamka Maamul oo ka soo Baxday Xafiiska Wasiir ka mid ah Xukuumada Muuse Biixi Cabdi
Warqad ka Aradan Nidaamka Maamul oo ka soo Baxday Xafiiska Wasiir ka mid ah Xukuumada Muuse Biixi Cabdi Dhawaan ayay ahayd xiligii uu Madaxwaynaha somaliland muuse biixi abdi uu soo magacaabay wasiirka wasaarada ciyaaraha boos mire kaas oo hada in mudo ahba ahaa wasiirka wasaarada ciyaaraha hada waxa soo badanaaya maamul xumada iyo is kooxaysiga wasaaradaas Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland mr boos ayaa 05 03 2018 soo saaray warqad uu uu ku magacaabaayo la taliyaha wasiirka wasaarada ciyaaraha ee Somaliland Warqadan ayaa waxa ka khaldan waxa aan is lahayn cida ay ku socoto oo ah Xasan Waraabe Cade, ujeedada warqada oo ah MAGACAABIS XIL iyo cida ay warqadu la hadlayso oo ah Madaxwaynaha. Arinta ayaa ku tusaysa halka uu gaadhsiisan yahay aqoonta iyo maamulka masuuliyiinta wasaaradaasi warqadan oo guud ahaanba ay khaldan tahay hab qoraalkeeda sidoo kalena ay warqadaasi ay tahay bilaa taariikh Geesta kale waxa uu wasiirku ku sheegay waaxyaha wasaarada ciyaaraha kuwo bilaa aqoona oo bilaa cilmiye isagoo madaxwaynaha ka dalbaday in uu wasaarada keeno dad aqoonyahano ah oo cilmi leh Warqadan waxa ku saxeexan wasiirka wasaaraca ciyaaraha Somaliland hadaba ila akhri hab qoraalka uu wasiirku wax u magacaabay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip