Caynaba Media Group

DEG DEG Abwaan Caan Ahaa Oo Ka Dagey Magaalada Muqdisho + Magaciisa Iyo Sawirro

0
Monday March 12, 2018 - 13:44:26 in Wararka by
  • Visits: 1455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Abwaan Caan Ahaa Oo Ka Dagey Magaalada Muqdisho + Magaciisa Iyo Sawirro

    Hargaysa(CYN) Abwaan Caah Ahaa Oo Ka Dagey Magaalada Muqdisho + Magaciisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN) Abwaan Caah Ahaa Oo Ka Dagey Magaalada Muqdisho + Magaciisa

Abwaankii Waynaa Ee Soomaaliyeed Cabdilaahi Xirsi Ibraahim Baarleex Oo Ka Dagay Magaaladda Muqdisho Ee Dalka Somalia

Waxaana Abwaanka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaaladda Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Somalia

Abwaan Baarleex Ayaa Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Ku Xanuunsa naayay Magaaladda Hargaysa Kasoo La ildarnaa Xanuun Dhanka Wadnaha Kaga sooboodey Abwaanka

Hayeshee Waxa Xusid Mudan in Aan Xukuumadda Somaliland Ee Uu Madaxwaynaha Ka Yahay Biixi Aan Wax Gar.Gaar ah Gaadhsiin Abwaanka

Abwaanka Ayaan Goor Dhaweyd Khadka Telefoonka Kula Hadlay isaga Oo Jooga Magaaladda Muqdisho Wuxuuna ii Sheegay in Uu Xaalad Caafimaad Ugu Socdo Dalka Turkiga

Image may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 person, sitting


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip