Caynaba Media Group

Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Dood Adag Ka Yeelan Doona Heshiiska Dekada Berbera + Hordhac Xasaasi Ah Oo Kasoo Baxay

0
Monday March 12, 2018 - 13:09:34 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Dood Adag Ka Yeelan Doona Heshiiska Dekada Berbera + Hordhac Xasaasi Ah Oo Kasoo Baxay

    Hargaysa(CYN) Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Dood Adag Ka Yeelan Doona Heshiiska Dekada Berbera + Hordhac Xasaasi Ah Oo Kasoo Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN) Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Dood Adag Ka Yeelan Doona Heshiiska Dekada Berbera + Hordhac Xasaasi Ah Oo Kasoo Baxay Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada

Golaha Shacabka yeeshaan fadhiggoodii ugu horeeyay Kalfadhigga Saddexaad, waxaana lagu waramayaa in kulanka maanta noqonayo mid xasaasi ah oo xildhibaannadu dood adag ka yeelan doonaan heshiiskii Dekedda Berbera.

Image may contain: 5 people, people sitting

 


 


Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka labada Aqal Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka.


Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor sii horeysay oo xalay aheyd waxaa lagu wargeliyay in maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana laga dalabay in ay ku yimaadaan waqtiga lagu balamay.


Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis walba oo hormarineed oo la galayo u idman tahay dowladda Soomaaliya oo kaliya, iyadoo loo soo marayo hay’addaha dastuuriga ah ee dalka, iyaga oo ku tilmaamay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee Berbera mid sharci darro ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip