Caynaba Media Group

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan + Wakhtiga

0
Monday March 12, 2018 - 13:00:08 in Wararka by Sacad Afjar
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan + Wakhtiga

    Hargaysa(CYN) Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan + Wakhtiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN) Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisii Dastuuriga Aheyd Ka Hor Jeedin Doona Laba Gole Baarlamaan + Wakhtiga Mdaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu khubadiisii Dastuuriga aheyd uu

ka jeedin doona fadhi wada jir ah oo ay isku iman doonan xildhibaanada labada gole baarlamaan ee Guurtida iyo wakiiladu .

Related image


Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu khudbadiisan jeedin doono maalinta Arbacada ee Todobaadkan isla markaana ay bishu tahay14.03.2018


 


 

Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo lagu shaaciyey khudbada Dastuuriga ah ee Madaxweynahu jeedin doono balse ilo xog ogaal ah o Ilaysnews.com heshay ayaa sidaas u sheegay .


Khudbadan ayaa waxaa ay noqon doontaa tii ugu horeysay ee madaxweynaha Somaliland ka hor jeediyey labada Gole Baarlamaan , taas oo uu dastuurka Somaliland sheegayo in sanadkiiba ay hal mar ay tahay in madaxweynuhu labada Gole Baarlamaan uu khudbad u jeediyo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip