Caynaba Media Group

Kafadhigii 15aad ee Golaha Deegaanka Degmada Sallaxlay Oo la Soo Gaba-gabeeyey laguna Ansixiyey Miisaaniyada Sanadkan

0
Tuesday February 13, 2018 - 18:52:41 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kafadhigii 15aad ee Golaha Deegaanka Degmada Sallaxlay Oo la Soo Gaba-gabeeyey laguna Ansixiyey Miisaaniyada Sanadkan

    Sallaxlay(CYN)Waxaa Maanta si Rasmi ah loo soo Gaba-gabeeyey Kafadhigii 15aad ee Golaha Deegaanka Degmada Sallaxlay oo 10 Bishan ka Furmay Hoolka Shirarka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sallaxlay(CYN)Waxaa Maanta si Rasmi ah loo soo Gaba-gabeeyey Kafadhigii 15aad ee Golaha Deegaanka Degmada Sallaxlay oo 10 Bishan ka Furmay Hoolka Shirarka Xarunta Dowlada Hoose ee Salaxlay.


Kalfadhigan oo Shir-gudoominayay Maayorka Degmada Sallaxlay  ismaaciil Yuusuf Xuseen Shiine ayaa waxaa ka soo xaadiray 13 Xildhibaan.



Kalfadhigan ayaa intii uu socday  waxaa lagu Ansixiyey Miisaaniyada Sanadkan oo Dhan Hal Bilyan iyo Todoba Boqol oo Kun  Oo Milyan oo Shiling Somaliland Ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip