Caynaba Media Group

CALI DHAGOOLOW BERBERI WAXAY NOQON GOBOL SOMALILAND WADA LEEDAHAY AMA GOBOL REER LEYAHAY

0
Saturday February 10, 2018 - 18:28:10 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CALI DHAGOOLOW BERBERI WAXAY NOQON GOBOL SOMALILAND WADA LEEDAHAY AMA GOBOL REER LEYAHAY

    Waxa layaab iyo amakaag noqotay in shakhsiyaadkii ku suntana masuulkana ka ahaa dilkii talye casayr alle haw naxariiste ee ay ka mid ka ahaayeen 1: Cali Dhagoole

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa layaab iyo amakaag noqotay in shakhsiyaadkii ku suntana masuulkana ka ahaa dilkii talye casayr alle haw naxariiste ee ay ka mid ka ahaayeen 1: Cali Dhagoole
2:  cali xoor xoor 3: iyo maayir cidinka Berbera  ay maantana ka shaqeynayaan Sidii Ay u Carqaladeen la haayeen  horuumarka  Laga wado gobolka saaxil  sidii  caadada u ahayd  
Hadaba waxaan u sheegaynaa shakhsiyaadkan ku caan baxay hunguri xumada iyo musuqu in ay naga heli doonan xumaanta iyo qoriga dabka leh ee ay naga rabaan  umana dul qaadan doona in ay xumaaan iyo aflagaado meelaha ku soo qoraan. s
Waxaanan halkan ka cadaynaynaa in aanay jirin in cid hor istaagi Karin horuumarka ka socota gobolka saxil cidna looma daba fadhiisanayo horumarka balaadhan ee ka socda gobolka saaxil 
Cali dhagoole wuxuu ahaa ninkii soo ururiyey lacagtii 20,000 kun ahaa ee lagu dilay talye casayr isagoo libintaa la jiifa ayuu maantana wuxuu wadaa tii hore mid ka daran balse waxaa ka raaca waa loo wada joogi doona 
Waxaan madaxweynaha Somaliland muuse bixii u soo jeedinaynaa in uu arrinta wax ka qabto wayo xukummadii hore ayaan waxba ka qaban nin ka raba in uu dagaal beeleed ka riido berbara.


Wixii meesha ka imaadana waxa ka masuula shakhsiyaadka kor ku xusan ee meelaha xumaanta la jooga waxna ku soo qora website yada 
Adaa dunida kaligaa leh buu Koofil eersadaye
Kashiisaba ma gelin wiilalbaa keebka kuu qabane
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado


All mahad leh afhayeenka beesha muuse abokor
Abdi ducaale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip