Caynaba Media Group

bulshada ku waxyeelowday daawooyin iyo cunto aan la baadhin

0
Wednesday February 07, 2018 - 21:46:53 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    bulshada ku waxyeelowday daawooyin iyo cunto aan la baadhin

    Iyadoo inta badan ee ganacsigeena ka yimaada dalalka dibada uu u badan yahay badeecado aan lahayn tixraac caafimaad oo sharciya dalka soo sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo inta badan ee ganacsigeena ka yimaada dalalka dibada uu u badan yahay badeecado aan lahayn tixraac caafimaad oo sharciya dalka soo sameeyey
company soo saaray  diyaarintan in hayada tayada aduunka uu  ka diwaangashan yahay  company  tayo fayadhowr  hadaba inta badan waxa  dhaca  fududayntan qaanunkan  ganacsi  oo ka hor iman kara lasocodka caafimaadkena  ama cunto xalaal ah        Xalaal  and xaaram  health certificate  waa cadaynta ay kala hor yimaadan  shirkadaha dibada ee aynu had iyo goor kasoo iibsano ganacsiga dibada   cuntooyinka caanaha foodstuf  mar hadii  badeecada cuntada  ay wadato cadayn  qoraal ah oo  sheegaysa in loo isticmaali  karo  sifo xalaal ah oo ay ka reeban yahiin samayskii  ama warshadayntii  badeecada  wax yaabaha inaga mamnuuca sida hilibka  doofarka 
Dalkeenu  waxa  ku soo  badanaya xanuuno aan hore uga jirin  maadama dhulka aynu ku noolahay huwan yahay cimilo wanaagsan oo dhex dhexaada waxaynu odhan karaa oo aynu  ku qeexi karaa in ay sabab u yahiin cuduraada soo badanaya  sida  dalkeena oo waxkastoo oo aynu isticmaalo oo dibada inooga imanaaya  aan la ogayn  noocyada badeecaduhu ay ka kooban yahiin iyo awooda tayo waxtar ee ay ka kooban yahiin 
Badeecad kasta oo dibada inooga imanaysa sida cuntooyinka daawooyinka waxay ku yimaadan sifa khilaafsan  sharciga caalamiga ee la socodka fayadhowrka cuntooyinka daawooyinka etc xataa waqtiga dhoofka ee doonyaha  ama maraakibta conteners lagu soo qaada ma laha qaboojiye
Tan waa dawlad xumada  ka jirta dalkeena  ee la dayacay  adeegyadii noolaleed ee bulshadu  quudanaysay waa wadan qof kasta oo lacag haystaa uu keeni karo waxa uu doono hadii uu  wadanka u dhashay waa wadan aanu kala  xadaysnayn ganacsigiisa
Tan waxay sabab u noqotay wadan aanu jirin sharci iyo qalab caafimaad oo lagula socon karo  noolasha iyo daryeelka caafimaad ee bulshadu u bahaan tahay 
Bulshadii  danyarka ahayd waxa ku khasab noqotay in ay iibsadaan oo ay ku qancaan  taariikhda isticmaal ee ku dul qoran  badeecada  taala suuqyada ganacsi
Waxa soo badanaya xanuunka kalyo  istaaga oo sabab u noqon karto  tayo lasocod la anta  rashinka cuntooyinka caanaha daawoyinka etc 
Ma jiraan dr dalka wax usoo bartay waxa badalay  kuwa ajanibka ah oo  ku shaqaysanaya cusbitaalada ugu waawayn dalka kuna samaynaya qaliino  privite  waxa meesha ka baxay roll kii ay ku lahayd siyaasada caafimaadka dawliga  ah 
Waxa fududaatay oo laga jecel yahay daryeelkii  iyo xanaanayntii  xuquuqda muwaadinka faqiirka waxa laga jecel yahay naxariistii  iyo gargaarkii bulshada  lacag urursi  iyo tartan dhaqaale
Waxa qabsaday jahawareer ka hor qiyaamaha bulshadii waxay ku sugan yahiin nin  buka boqol u tali waxa miciin  bideen oday geed ku haystaa iclaaj waxa ku habsaday  masuul  daday xuquuqdi iyo aragtidi  rayigii masuuliyadii oo la warwareejinayo  adiga maanta  ana bari  waxa la ilaaway xisaabta iyo akhirada  dambe
Waxan ku talinayaa in ilaahay aynu ka baqano  badeecadaha aynu iibinayno waan la socdaa oo xogogaal  baan ahay  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip