Caynaba Media Group

DEG DEG Toboan Wasiir Oo Maanta Ay Xildhibaanadu An Saxiyeen + Yay Kala Ahaayeen

0
Saturday January 13, 2018 - 12:57:20 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Toboan Wasiir Oo Maanta Ay Xildhibaanadu An Saxiyeen + Yay Kala Ahaayeen

    Hargaysa(CYN)Toboan Wasiir Oo Maanta Ay Xildhibaanadu An Saxiyeen + Yay Kala Ahaayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN)Toboan Wasiir Oo Maanta Ay Xildhibaanadu An Saxiyeen + Yay Kala Ahaayeen Kalfadhi Aan Caadi AhYAN Oo Ay Iskugu Yimaadeen Xildhibanada Golaha Wakillada Somaliland Oo Ay Kasoo Xaadiren Ku Dhawaad 60 Xildhibaan Ayaa Maanta Waxa Hor Yimi 10 Wasiir Oo Ka Mida Golaha Wasirada Xukuumada Muuse Biixi Dhaamna Xildhibaanadu Waxay Waxay Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyeen Dhamaan Wasiiradii Hor Yimi Waxaanay Kala Ahaayeen 
wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska 
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada 
Wasiirka Biyaha 
Wasiirka Beeraha 
Wasiirka Isgaasiinta Iyo Tignoolajiyada 
Wasiirka Horumarinta Caafimaadka 
Wasiirka Warfaafinta 
Wasiir Ku Xigeenka Xannada Xoolaha 
Wasiirka Xanaanadxa Xoolaha 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip