Caynaba Media Group

Halkan Kaga Bogo Kulan wada-tashi iyo diyaar garow ah oo hay'adda shaqaalaha dawladdu la yeelatay agaasime-waaxeedyada Maamulka & Maaliyada iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha ee dhamaan dalka

0
Thursday January 11, 2018 - 17:17:24 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Kaga Bogo Kulan wada-tashi iyo diyaar garow ah oo hay'adda shaqaalaha dawladdu la yeelatay agaasime-waaxeedyada Maamulka & Maaliyada iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha ee dhamaan dalka

    Haragaysa(CYN) Kulan wada-tashi iyo diyaar garow ah oo hay'adda shaqaalaha dawladdu la yeelatay agaasime-waaxeedyada Maamulka & Maaliyada iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha ee dhamaan dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haragaysa(CYN) Kulan wada-tashi iyo diyaar garow ah oo hay'adda shaqaalaha dawladdu la yeelatay agaasime-waaxeedyada Maamulka & Maaliyada iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha ee dhamaan dalka

Kulan wada-tashi iyo diyaar garow ah oo hay’adda shaqaalaha dawladdu la yeelatay agaasime-waaxeedyada Maamulka & Maaliyada iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha ee dhamaan dalka

- Kulankan ayey muhiimadiisu ahayd dardargelinta shaqada baaxada badan ee dhawaan hay’adda shaqaalaha dawladdu hufid iyo horumarin ugu samayn doonto dhamaan shaqaalaha dawladda

- Intii kulanku socday waxaa lagala hadlay agaasime-waaxeedyada; diyaarinta shaqaalahoodii iyo shuruudaha looga baahan yahay marka xafiiska loogu yimaado

- Waxaan wax kamid kala wadaagnay hiigsiga fog ee qorshahan ku aadan tayyeynta shaqaalaha dawladda kaasoo leh qorshayn, qaabayn, qalabayn , siyaasado iyo shaqo-daadajin ba.

- Waxaa sidoo kale u sheegnay waaxyaha maamulka maaliyada in isla marka la dhameeyo suggida tirada shaqaalaha dawladda iyadoo la kaashanayo bangiga dhexe la hirgalin doonno in qof walba lacagtiisa xisaab isaga u gaar ah ka qaato iyadoona meesha laga saari doonno in qof keliya soo qaado mushaharka iyo gunnada shaqaalaha

- Ugu dambayn waxaan masuulyiinta wasaaradaha iyo hay’addaha dawlada kala wareegnay liisaska magacda shaqaalaha ee ku sugan xarumaha iyo gobolada dalka , kaasi oo aan isku hubin doonno liiska u yaala xafiiska xisaabiyaha guud iyo hay’adda shaqaalaha

Bilowga Shaqaale tirsan oo tayyo le iyo adeeg hufan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip