Caynaba Media Group

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

0
Monday December 25, 2017 - 00:04:23 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil,
 Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid Faarax Axmed, Maareeyaha SOMTEL Mogadishu, Nuux Siciid Ducaale, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil S&CS Xasan Cabdi Cawad, Maareeyaha SOMTEL (Hargeisa) Hassan Sheikh Mohamoud Suufi, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maareeyaha DBI Saeed Mohamed Ali "Garseef", Ku-Xigeenka Maareyaha DMT Axmed Warsame Ducaale iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay Tacsi tiiraanya badan u dirayaan Qoyskii, eheladii, asxaabtii, dhammaan bahda Dahabshiil Group iyo qaranka uu ka baxay Marxuum XUSEEN MIRE JAAMAC, Wakiilkii shirkadda ee Degmada Badhan, Sanaag, oo xalay ku geeriyoodey magaalada Ceerigaabo. 


Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada. 
Aamiin. Aamiin.


 

Sacad Muse Abdi
Head of Advertisement 
DMT Public Relation & Media
M: +252 65 9111010
T: +476 705 9893
E: saad.muse@dahabshiil.com
A: Dahabshiil Operations Center
2nd Main Road, 26 June Avanue, 
Hargeisa, Somaliland 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip