Caynaba Media Group

Tacsidaasi u soo qora: Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax

0
Friday November 10, 2017 - 18:00:04 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsidaasi u soo qora: Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax

    Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Shacbiga iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi Tacsi U Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Shacbiga iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi Tacsi U Diray

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa tacsi u diray shacbiga Somaliland iyo dhammaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi , oo 18/11/2017 ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta, waxaanu madaxweyne ku xigeenku marxuumka ku tilmaamay shaqsi qiimo ku hel bulshada iyo dulka soomaalidaba.



Waxaanu yidhi mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax samir iyo iimaan sugan oo saadiq ah Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, qaraabadii, eheladiisa, iyo asxaabtiisii uu ka baxay. Ilaahayna waxan uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbe Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada.  Aamiin. Aamiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip