Caynaba Media Group

TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO

0
Monday November 27, 2017 - 17:56:46 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO

    Waxaan tacsi u dirayaa Tafiirtii elhelkii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bulshoweynta Somaliland ee uu ka baxay oday Axmed Yaasiin Gaba-xadi oo maanta 23/11/2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan tacsi u dirayaa Tafiirtii elhelkii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bulshoweynta Somaliland ee uu ka baxay oday Axmed Yaasiin Gaba-xadi oo maanta 23/11/2017 lagu aasay Hargeysa. Marxuumku waxuu ahaa odayadii qaybta guurtinimo ka qaatay halgankii SOMALILAND iyo nabadeentii iyo dhismihii qaranka Somaliland. Waxaan Alle uga baryayaa inuu qabriga u waasiciyo una nuuro, tafiir, ehel iyo asxaabna waafajiyo samir iyo duco.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip