Caynaba Media Group

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Isugu Yeedhay Murashaxiinta Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

0
Tuesday November 14, 2017 - 13:39:20 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Isugu Yeedhay Murashaxiinta Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

    Hargeysa(CYN) Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa isugu yeedhay saddexda murashax ee jagadda madaxtooyadda uga sharaxnaa xisbiyadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(CYN) Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa isugu yeedhay saddexda murashax ee jagadda madaxtooyadda uga sharaxnaa xisbiyadaasi.


Doorashada oo shalay ka dhacday Somaliland ayaa weli waxa socda xeraynta sanaaduuqda codbixinta lagu dhiibanaayey, iyada oo ay intoodii badnayd kusoo xerootay magaalooyinka caasimaddaha goboladda Somaliland .

Koomiishanka ayaa goor dhoweyd wararku sheegayaan inay isugu yeedheen saddexdaasi Murashax ee Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Eng Faysal Cali Waraabe.

Ilaa hadda lama oga sababtay Koomiishanku isugu yeedheen murashaxiinta xisbiyadaasi, waxaana la filayaa in goor dhow laga helo war rasmi ah .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip