Caynaba Media Group

Hambalyo Aroos Farxad leh: Saleebaan Maxamed Askar iyo Ayaan Xasan Aadan

0
Tuesday November 07, 2017 - 19:05:01 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Aroos Farxad leh: Saleebaan Maxamed Askar iyo Ayaan Xasan Aadan

    Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yee


Labadii Hodmee, Hoy Wada galee, Hoodo leh Noqdoo, Hibiyo iyo Ducaba Naga Hooya……

Hooyo Cawo Axmed, Hooyo Caasha Cali, Hooyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Eddo Canab Aadan Guuleed, Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Hibo Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Xamda Xasan Aadan, Saygeeda iyo Wiilkooda, Farax Cabdi Samatar, Saygeeda iyo Carruurtoda, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Carruurtiisa, Faadumo Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Mustafe Maxamed Cali, Xaaskiiska iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Saynab Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Khadar Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, dhammaan ilma Jiciir iyo waxay sii dhaleen, Saynab Cali iyo Carruurteeda, Saamiya Cali iyo Carruurteeda. Maxamed Caydiid Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Axmed-yaasiin Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Xasan Tahar, Farax Xasan Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Kawsar Caydiid Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Dhammaan reer Xuseen Aadan, Dhammaan ilma Xasan Aadan, ilma Ibraahin Ismaaciil Xirsi iyo Waxay sii dhaleen-ba, Dhammaan ilma Xasan Tahar, Dhammaan ilma Caydiid Tahar, Dhammaan ilma Maxamed Cali, Dhammaan reer Cabdi Ismaaciil Xirsi (Cabdi-Madoobe), Dhammaan Reer Aadan Tahar, Dhammaan Reer Jaamac Tahar iyo dhammaan waxay sii dhaleen waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

Oo Aqal-galkoodu Habeenkii Jimcaha oo ku beegnayd 3-dii bishan November 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Dhammaan Waxaannu leenahay noqda Qoyskii lagu badhaadho, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano, noqda kuwii Ubad khayrle Illaahay siiyo, ee Bash-bash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn ku noolaado, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wada jiree nabad-gela Illaahay idinka yeel. Aammiin………. Aammiin…………… Aammiin……….. Allaah ha aqbalo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip