Caynaba Media Group

Dimuqraadiyada s/land iyo damanaanta aduunka W/Q:Nageeye maxed xasan

0
Wednesday November 01, 2017 - 15:58:46 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dimuqraadiyada s/land iyo damanaanta aduunka W/Q:Nageeye maxed xasan

    Waa dal yar oo ku yaal geeska Africa waa shamac ka dhex iftiimey guud ahaan caalamka gaar ahaan bariga Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa dal yar oo ku yaal geeska Africa waa shamac ka dhex iftiimey guud ahaan caalamka gaar ahaan bariga Africa Oo ehel u noqdey argagixiso iyo khilaaf siyasadeed oo ragaadiyey himiladii qaarada madow, hadaba jamhuuriyadan barakeysani waa mid aan garwaaqsi iyo garab iyo gar midna ka helin qolooyinka isku sheega iney dumuqraadiyada gadhwadeen ka yihiin sida reer galbeedka iyo dawlada mareykanka intaba.. 

Iyadoo hadii misaaan la saari lahaa heer cabireedka dumuqraadiyada ka hirgashey s/land iyo wadamada aan kor ku xusey ee isku suntey dumuqraadiyada Waxaa hubaala in qaar badan oo iyaga ka mida ay jamhuuriyadan xoriyadeedii la soo noqotey 27sano ka hor ay dhaami laheyd.sababtoo ah s/land Waxaa ka hirgaley gashey waxkasta oo aynu ugu yeedhno dumuqraadiyada Waxaa hada socda ololaha lagu dooranayo madaxweynihii shanaad oo si dimuqraadiya loo soo doorto.

Aad ayey u adagtahey inaad ka hesho Africa madaxweyne si kal iyo lab ah ugu wareejiya awoodiisa sxbkii oo ay shacabku ugu codeeyeen inuu isga badalo,madaxweynihii Afraad ee s/land oo hada ay u hadhey wax ka yar bil badhkeed oo aan isagu sharaxneyn ayaa diyaar u ah una sheegey sadexda murshaxa ee u tartamaya iney isaga bedelaan .In uu ku wareejin doono kursiga madaxweynimo ee uu ku fadhiyo ninka igu guuleysta si waafaqsan dastuurka jamhuuridan barakeysa ee s/land dastuurkaas oo la ansixiyey 2003dii isla isla markaan shacab weynuhu ugu

Codeeyeey ahaa 98%...hadaba s/land ma aduunka ayaaney ku oolin mise indhaha ayey ka lalinayaan oo maslaxad weeyey dumuqraadiyada ay inoo sheegaan oo maslaxadii ayey ka wayeen dalkan 4malyuun oo qof ku noolyiin ee xaqa u leh in la aqoonsado….adiga ayaan kuu



Nageeye maxamed xasan]-0634101310Nageeye353@gmail.co



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip