Caynaba Media Group

Saadaasha Doorashada Somaliland 2017

0
Saturday October 28, 2017 - 23:43:20 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 1839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saadaasha Doorashada Somaliland 2017

    Asalaamucalaykum, salaan ka dib, Ururka Somaliland Think Tank Group ama ururka Fikrad-Maal ee Somaliland oo xaruntiisu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamucalaykum, salaan ka dib, Ururka Somaliland Think Tank Group ama ururka Fikrad-Maal ee Somaliland oo xaruntiisu

tahay dalka Sweden laakiin xubnihiisu kala joogaan caalamka oo dhan waxa uu idiin soo bandhigayaa saadaasha doorashada madaxweynaha ee dhawaan insha allah dhici doonta.

Ururka Fikrad-Maal wuxu caddaynayaa in aanu samaynin cilmibaadhis dadka lagu waydiinayo cidda ay dooran doonaan, maadaama arrintaasi u baahan tahay dhaqaale iyo wakhti badan, ururka Fikrad-Maalna uu yahay mid da┬┤ yar oo aan wali u babacdhigi karin fulinta cilmibaadhista doorashooyinka. Saadaashan waxa laga soo ururiyay dadka uu dhuundaloola siyaasadda somaliland ee xogogaalka u ah sida xisbiyadu ugu kala xoogroon yihiin degmooyinka iyo gobolada dalka.



Gobol

Kulmiye

Waddani

UCID

Wadar

Awdal

41 000

57 500

4 071

102 571

Maroodijeex

143 135

102 000

4 094

249 229

Saaxil

44 000

16 000

817

60 817

Togdheer

64 155

80 374

2 911

147 440

Sool

39 000

12 425

12 273

63 698

Sanaag

35 100

29 900

15 334

80 334

Wadar SL

366 390

298 199

39 500

704 089

Wadar SL %

52%

42%

6%

100%

 

Ururka Fikrad-Maal wuxu ku boorinayaa xisbiyada, in ay iska ilaaliyaan cayda iyo aflagaadada maadaama ay dhaawacayso sumcadda dalkeena. Dadwaynahana waxan ku boorinaynaa in ay nabad ku codeeyaan. Soomaalidu waxay tidhaahdaa doqoni meel lagu kaftamay in lagu kala tagay mooddaa. Doorashada dimuqraaddiga ahi waa kaftantaa ay maahmaahdu sheegayso. Sidaa daraadeed waa in qofkii ilaahay u qoro ee ku guulaysta loo hibeeyo oo lala shaqeeyo insha allah.

Allaa mahad leh
Khadar Axmed Barkhad
Guddoomiyaha Ururka Fikrad-Maal
waryee@hotmail.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip