Caynaba Media Group

Qaranka Somaliland Siyaasiinta Ku Nooli Si Qaldan Ayay U Adeegsadaan Siyaasada Dalka Looga Arimo.

0
Wednesday October 25, 2017 - 19:18:31 in Maqaallo by GI_Wararka Caynaba News
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaranka Somaliland Siyaasiinta Ku Nooli Si Qaldan Ayay U Adeegsadaan Siyaasada Dalka Looga Arimo.

    Qaranka Somaliland Siyaasiinta Ku Nooli Si Qaldan Ayay U Adeegsadaan Siyaasada Dalka Looga Arimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaranka Somaliland Siyaasiinta Ku Nooli Si Qaldan Ayay U Adeegsadaan Siyaasada Dalka Looga Arimo.

Siyaasada Dalka Somaliland runtii waxaad moodaa mid qalafsan oo cakiran waxa jirta oo aad inoo naafaysay siyaada lagag dhaqmo dalkeena Somaliland oo mar marka ka sii dayn baysa sii daciifaysa

Waxa runtii ayaan daro wayn ku ah siyasiinta qaranka gaar ahaan sadaxda xisbi ee u loolamaya gurisaga looga arimo qaranka Somaliland in ay hadba halka ay joogaan amaan dusha uga tuuraan ka aaanay markaa joogina ay aflagaado iyo cay u adeegsadaan taasna waxa sharciga waafaqsan aan ahayn iyo dastuurka qaranka Somaliland waxana taasi sii raacda marka uu iska casilo siyaasigu xisbigii uu markii hore ka tirsanaa ee u amaanta dusha uga tuuryaay ayuu yimaado kii uu af lagdaynaay isla markiibana u amaan dusha kala daalo waayeelkeena iyo waxgaradkeena qushaana wasiiradeena iyo waliba masuuliyiinteenu markay sidaasi qaawan u adegsadaan EREYGA SIYAASAD EE SIDA QALAFSAN AY U FAHMEEN Maxay dhalinteena soo kacaysa ee dalka beri ka noqonaya gadhdeenka ay samayn doonan?

Waxana taasi inoo sii raacda qaranka Somaliland waxa naafo in badan soo jiitan tay oo naafo qaranka ka dhigtay inoogu lamaan qabyaalad qaawan oo aan biyo la marin oo ay adeegsanayaan aqoon yahanadeena dalka hogaanka ka ha iyo kuwa doonaya in ay hogaanka noqdaan,

Waxay kala qaybiyeen oo kala rareen dhalinyaratii ahayd ubaxa wadanka ee loo baahnaa in ay is kaa shadaan oo ay qayr kood dhafaan higsi dheer iyo himlilo dheer yeelan lahaa ayay ragaadiyeen waxaana hogaan u ah madaxda dalkeena

SADAXDA XISBI EE LOLANKA ADAG KU JIRA

Waxa ay sii nooleeyeen oo soo ifsaareen qayb yalad aan sal iyo raad ku dhex lahayn bulshada

Sadaxda xisbi marka aan eegay ee ka dhalinyatad ahaan iyo mastaqbal ahaan waxa iiga iftiintay in aanay dhalinyarada iyo shacabka dalkaba ay ka doorbideen waxay jadiidka mariyaan iyo kursiga ay u hamuum qabaan

W/Q:Suxufi Cabdisamed Giirre

Raygal55@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip