Caynaba Media Group

dalka ninka hogaamin karaa waa muuse biixi -umada isku wadi karaa

0
Monday October 16, 2017 - 16:02:58 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dalka ninka hogaamin karaa waa muuse biixi -umada isku wadi karaa

    dhamaan shacabka somaliland waxan leeyahay waad salaaman tihiin beryahan waxaynu maqlaynaa wadani oo leh wax baa la cunay iyo dalkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhamaan shacabka somaliland waxan leeyahay waad salaaman tihiin beryahan waxaynu maqlaynaa wadani oo leh wax baa la cunay iyo dalkii
waa baaba,ay haduu maanta baaba yahay tolow goormuu noqonayaa wadan dhisan kii wadada ceeri aan waxba ku darsan ayaa leh wadadii lama dhisin way istaagtay dee ha istaagto maxaad gashatay reer ceelafweyna u jawaabe iyo dadkii ogaa waxan maanta qalinka u qaatay waxay hadana wax ka dayayaan xisbiga KULMIYE ina fadhi yare oo ahaa raga dabada ka riixaya wadani kulmiyena istusa laba shaadhle walaakii ahaa raga leh MIDNIMO GARXAJIS AMA HYOONIS xagee laysku dilay yaa la heshiisiinayaa 1991 ayaa la heshiiyey wixii dhacay ka dib xaalxaal intaas waa dhacaan ayaa maanta leh INA KAAHIN xisbiga halagu wareejiyo adeer kuuma taal xisbigay u taal gollihiisa dhexe ina kaahina maanta waa ninkaas da,da ah siilaanyo waxba ma dhaamo shan sano oo muuse fadhiyo iyo shan danbe haduu wax qabto ama laba kordhina waa sii socdaa da,a baa usii kordhaysa laga xaq leh laga aqoon badan ,laga dad yaqaansan laga codkarsan caalamka looga aqoon badan laabtaad ka jeclaataye bal is hubso oo jooji degdega arinkaa waa la dhameeyey odayaasha HARTINA QOLADA SUBEER AWAL ina xaashi ayey miiska u dhigeen hada la soco hjeclana waa ognahay go,aankooda wasiirka wasiirada maxamuud xaashi ayaa iska leh gudoomiyenimadaa hjeclona ku midaysan tahay taladeeda iyo isku xidhnaanteduna ku jiaraysaa waxaad wadaa furfur  siyasadeed iyo tolnimo waxbaa lagugu soo shubtay INA FADHI YAROOW ina caqli yare 
 sidi sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso hadii aanu harti nahay waxanu taageersan nahay nin isku wadaya umada hadana isku wada harti soo xereeyey guul ka gaadhay siyaasada maxamuud xashi cabdi cid ka leh ma jirto sland 
dacal ilaa dacala waa ogol yihiin bari ilaa galbeed waa nin qaran taas dhagahaaga geli ---- magaca samanena kaligaa kuma hadli kartid samane waxan ogahay inay yihiin dad qaran hjeclonimada ogol waliba ogol maxamuud xaashi ..... maandhow ka daa meelahan aaad gacan togaalaynay
    
     tuse ,toosiye ,tilmaame
xudun,sool,laaska 
somaliland .jama adan mire
      



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip