Caynaba Media Group

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuum Xasan Cabdi khayre

0
Sunday September 10, 2017 - 22:26:17 in Featured by Editor Caynaba News
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuum Xasan Cabdi khayre

    Inaalillaahu waa innaabilayhi Raajicuun Nafkastaa way dhadhaminaysaa geerida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalillaahu waa innaabilayhi Raajicuun Nafkastaa way dhadhaminaysaa geerida Tacsi ku socota Qoyskii,Qaraabadii,Ehelkii iyo Qaranka uu ka baxay Xasan Cabdi Khayre Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse
Shiikh Cali Warsame Xasan
Mustafe Cabdi Indhadeero
Maxamed Cabdi Hallac
Cali xasan (cali Kubad)
Aadan Tarabi Jaamac
Cabdillaahi Tarabi Oogle
Bashiir Tarabi Oogle
Yaasiin Faarax Jees
Siciid Maxamuud Diiriye
Xasan Aadan Tarabi
Maxamed Aadan Tarabi
Axmed Aadan Tarabi
Farxaan SaleebaanTarabi
Cawil Axmed Carab
Daa'uud Cabdi Carab
Cabdi Daahir Qodax
Ismaaciil Jaamac Qodax
Aamina Maxamuud Diiriye
Faadumo Faarax Jees
Kinsi Tarabi Oogle
Shukri Obsiiye Ducaale
Sahra Aadan Warsame
Khadra Saleebaan Tarabi
Ayaan Aadan Tarabi


 

Iyagoo aad uga murugaysan Geerida marxuun Xasan Cabdi Khayre oo ahaa Gudoomiyihii Ururkii Siyaasiga ahaa ee (Seefta) lixdameeyadii,ahaa Taliyihii Jeelasha Soomaaliyeed iyo Wasiirkii Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Xukuumaddii Riyaale,waxay Illaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo Qoyskii,Qaraabadii Ehelkii iyo Qaranka Somaliland.Waxay si gaar ah ugu Tacsiyadaynayaan Caruurtiisa,Xaasaskiisa Faarax Askari iyo Caruurtiisa.Marxuunka oo ahaa qof aad u wanaagsan oo sharaf badan waxay Illaahay uga baryayaan inuu Janadiisa Fardawsa Ka waraabiyo.Aamiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip