Caynaba Media Group

Hanbalyada ciidda.Ciid Mubarak ku Ciida Caafimaad. S

0
Monday September 04, 2017 - 09:44:44 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyada ciidda.Ciid Mubarak ku Ciida Caafimaad. S

    Waa laba ciidood oo is galay. Waa maalinta wiiga ugu wanaagsan oo jimce ah iyo maalinta Ciidal Adxa, ciidda xajka iyadoo shalay ahayd maalinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa laba ciidood oo is galay. Waa maalinta wiiga ugu wanaagsan oo jimce ah iyo maalinta Ciidal Adxa, ciidda xajka iyadoo shalay ahayd maalinta sanadka ugu fadli badan, maalinta carafa; ee xajku joogida buurta Carafa la'aantii aanu ansax ahayn. Maalinta Carafa ee soonkeeda Alle inoogu dambi dhaafaayo laba sano dunuubtood, sanadkan iyo kii hore.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip