Caynaba Media Group

Hambalyada Ciidal Adxa

0
Saturday September 02, 2017 - 18:47:20 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyada Ciidal Adxa

    Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah iyo ka gudida fulinta xisbiga Waddani ee dalka Holland.Waxaan xuska ciidal Adxa awgeed hambalyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah iyo ka gudida fulinta xisbiga Waddani ee dalka Holland.Waxaan xuska ciidal Adxa awgeed hambalyo

u dirayaa dhamaan bulshada reer Somaliland iyo                                                         guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida.



Waxaan Illaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad,                                             bash-bash iyo barwaaqo. Allah Cibaaddada suuban dhamaanteen haynaga aqbalo, Ilaahay haynagu                                         daro kuwa uu u dembi dhaafo.


Dhamaantiin  markale waxaan idiin leeyahay " Ciid mubaarik , kulu caam wa antum bikheyr. Taqabaal allahu minna wa minkum salixiil acmaal."


Amiin......................Amiin.

Wabilaahi tawfiiq.

Gudoomiyaha xisbiga Waddani  ee dalka Holland.
Md. Xiis Maxamed Cige.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip