Caynaba Media Group

XildhibaanCabdiraxmaan Axmed Ismaaciil Oo Awood Siyaasadeed ku Muquuniyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Yuusuf Xasan Faarax Oo ay ka Wada Tirsan Yihiin Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo:

0
Thursday August 31, 2017 - 21:12:07 in Maqaallo by
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XildhibaanCabdiraxmaan Axmed Ismaaciil Oo Awood Siyaasadeed ku Muquuniyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Yuusuf Xasan Faarax Oo ay ka Wada Tirsan Yihiin Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo:

    XildhibaanCabdiraxmaan Axmed Ismaaciil Oo Awood Siyaasadeed ku Muquuniyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Yuusuf Xasan Faarax Oo ay ka Wada Tirsan Yihiin Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XildhibaanCabdiraxmaan Axmed Ismaaciil Oo Awood Siyaasadeed ku Muquuniyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Yuusuf Xasan Faarax Oo ay ka Wada Tirsan Yihiin Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo:

Tan iyo waqtigii uu jagada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye la wareegay Xildhibaan Yuusuf Xasan Faarax ayaa waxaa hoos u dhac weyn soo gaadhay taageeradii beelweynta Muuse Abokor ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Sanaag, waxaana niyad jabkaa beesha soo gaadhay awgeed oo ay weheliyaan hayaanka dabaylaha isbedeldoonka Xisbiga Wadani ay fursad wanaagsan u siiyeen inuu ka faaiidaysto Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo beesha ku furaya meel doogleh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip