Caynaba Media Group

Xisbiga wadani Oo Jawaab U Wayay Masuuliyiinka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Dhaliil U Soo Jeediyaay Xisbigaas Sidoo Kala Waxay Sheegeen In Hadalkoodu Ku Yahay Boog.

0
Monday July 17, 2017 - 15:29:29 in Wararka by GI_Wararka Caynaba News
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga wadani Oo Jawaab U Wayay Masuuliyiinka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Dhaliil U Soo Jeediyaay Xisbigaas Sidoo Kala Waxay Sheegeen In Hadalkoodu Ku Yahay Boog.

    Hargeisa(CYN)Xisbiga wadani Oo Jawaab U Wayay Masuuliyiinka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Dhaliil U Soo Jeediyaay Xisbigaas Sidoo Kala Waxay Sheegeen In Hadalkoodu Ku Yahay Boog.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(CYN)Xisbiga wadani Oo Jawaab U Wayay Masuuliyiinka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Dhaliil U Soo Jeediyaay Xisbigaas Sidoo Kala Waxay Sheegeen In Hadalkoodu Ku Yahay Boog.

Xisbiga wadani Oo Jawaab U Wayay Masuuliyiinka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Dhaliil U Soo Jeediyaay Xisbigaas Sidoo Kala Waxay Sheegeen In Hadalkoodu Ku Yahay Boog.

Xisbiga mucarad ah Ee Wadani Oo Saaka Qirtay eedayntii xisbiga ucid uga timi

kaas oo ahaa inay olole balaadhan wadaan Waa sida ay hadalka udheegeene qaarka mid ah masuulinyiinta xisbiga.

Waxa ay sidoo kalana kanafka ku dhuftay in xisbiga ucid Haba yaratee wax jawaab ah aanay u ahayn ilaa hada balse ay raadin ugu jiraan sidii ay hadalada ugu heli lahaayen jawaab

waxayna sidoo kala sheegeen in ay sida ugu dhakhsaha badan jawabtaas u heli doonan

Waxa sidoo kala ay ka gaabsadeen in ay jawaab ka bixiyaan eedayn xisbiga ucid uga timi oo salka ku haysay in ay ku jiraan ololaha ay ka wadaan gobolka togdheer iyo nawaxigiisa in ay yihiin qaar dadka ku ah qasab iyo jujuub.

Taas oo ay gabi ahaanba indhaha ka laliyeen markii la horkeenay arinkaas oo ay ka gab sadeen in ay ka jawaaban ka bixiyaan hadalkaas ayaa u eeg mid cad oo ay ka wadaan gobolada beriga

Ololahaas oo ay sheegeen in aanay samaynayn wax kaa olole ah ayaa ay hada ka bilaabeen gobolada beriga Somaliland

waxa gabi ahaanba xisbiga wadani uu ka baxay shiridii ay balan qaadeen in aanay samaynayn wax olole ah balse hada waxay ku dhaqaaqeen mid cad oo qaawan

taas oo ku ah mid fool xumo xisbi ah waxa ilaa hada masuuliyiinta xisbigu ku foogayn yihiin sidii ay dadka u kicin lahaayeen waxayna sidoo kale dhagaha ka furaysteen fariinta media loo marinayo taas oo ah in ay joojiyaan ololaha ay wadaan

waxay sidoo kale ay kiciyeen bulshadii ku kala dhaqanayd gobolada beriga iyo tuulooyinka

oo ay ku kalifeen in ay isku soo baxaan waxana arinkaas foosha xun ee sal iyo raad toona lahayn wada qaar ka mid ah xisbiga wadani

Xisbiga wadani noqday mid aan dan ka lahayn bulshada balse ku wata dan guud

Ayaa mudoonyinkii ugu danbeeyay magaloyinka iyo tuulooyinka bariga ka wada olole aan meelna sal iyo raad kaga lahayn dalka

Sidoo kala waxay indhaha ka laliyeen in bulshada ku dhaqan tuulooyinka ay yihiin dad abaar baahsani ku soo habsatay oo aan awoodin olole iyo wixii la mid ah

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip