Caynaba Media Group

War Deg Deg Ah:Waftigii KULMIYE Ee Gobolka Togdheer Ku Sugnaa Oo Shil Gaadhi Galay Iyo Dhaawacyo Soo Gaadhey Qaar Kamida Xisbiga .

0
Sunday July 16, 2017 - 15:06:02 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Waftigii KULMIYE Ee Gobolka Togdheer Ku Sugnaa Oo Shil Gaadhi Galay Iyo Dhaawacyo Soo Gaadhey Qaar Kamida Xisbiga .

    Burco(CYN)Waxa goor dhoweyd shil galay waftii uu hogaaminaayey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ee ku sugnaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(CYN)Waxa goor dhoweyd shil galay waftii uu hogaaminaayey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ee ku sugnaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Shilkan ayaa waxa dhaawacyo kazoo gaadheen xubno kamid ah waftigaasi, waxaana kamid ah dadka dhaawacaasi soo gaadhey Ibrahim Eagle , Mustafe Qalab iyo Jaamac Xaaji Axmed Roobo .

Waxaana xubnahaasi waftiga la socday ee dhaawacyadu soo gaadheen ayaa la keenay cisbitaalka Burco, iyada oo ay dhaawacyadaasi yihiin kuwo Fudud.

Shilkan ayaa noqonaaya kii labaad ee dhaca, iyada oo ay dhowaan ahayd markii ay shil ku dhaawacmeen xubno saddexda xisbiga ee Somaliland kamid ahi iyo Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip