Caynaba Media Group

Hoggaamiye Xirsi oo Maanta Soo Qaatey Kaadhkiisa Codbixinta Doorashada ee Somaliland

0
Saturday July 15, 2017 - 00:42:14 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiye Xirsi oo Maanta Soo Qaatey Kaadhkiisa Codbixinta Doorashada ee Somaliland

    Hargeysa(CYN):-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan , ayaa maanta soo qaatay kaadhkiisii codeynta ee doorashooyinka Somaliland si uu u guto xaqiisa muwaadinimo ee ah in uu wax doorto la na dooran karo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(CYN):-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan , ayaa maanta soo qaatay kaadhkiisii codeynta ee doorashooyinka Somaliland si uu u guto xaqiisa muwaadinimo ee ah in uu wax doorto la na dooran karo.
Hoggaamiye Xirsi oo kaadhkan ka soo qaatey goobta qaadashada diiwaan-gelinta Doorashada ee Sheekh Bashiir, ayaa warbaahinta u sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu kaadhkiisa soo qaato isaga oo si weyn carabka ugu dhuftay in uu sidaas oo kale ugu dhiiri-gelinaayo shacabka Somaliland ay iyagu na soo qaataan kaadhkooda codeynta ee Doorashada si ay u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah iyo weli ba xuquuqdooda muwaadinimo si ay uga dhabbeeyaan himiladdooda Mustaqbal.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip