Caynaba Media Group

Sawiro: Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Oo Booqasho Ku Tegey Magaalada Borame.

0
Saturday June 03, 2017 - 15:29:44 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Oo Booqasho Ku Tegey Magaalada Borame.

    Borame(CYN)Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tegey magaalada Borame ee xarunta gobolka Awdal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borame(CYN)Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tegey magaalada Borame ee xarunta gobolka Awdal.

Waxaana waftigaasi kamid ahaa Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo xubno kamid ah Gudidii wadahadalada Somaliland iyo Khaatumo.

Waxa uu waftigaasi kormeer kusoo maray goobo kala duwan oo kamid ah magaalada Borame, gaar ahaana jaamacadda Camuud oo ah meel caan ku ah cilmiga , sidoo kalena kamid ah meelaha ay kazoo baxaan dadka ugu aqoonta badan Somaliland .

Waxaana la filayaa inuu muddo laba cisho ah ku sugnaado Cali Khaliif Galaydh magaalada Borame.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 1 person, standingImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 10 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 2 people, people standing, tree and outdoorImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people sitting



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip